Riyada adeer iyo aabbe oo lacag aan u tuuri rabo

Riyada adeer iyo aabbe oo lacag aan u tuuri rabo Riyada: Asc bahda daruuro wll waxan sexday barqo waxaan ku riyooday anoo magaalo quruxbabadan jooga waxaana imaaday xafada aan islahaa waaqarabo waxa joogay hooyaday oon islahaa waxa u timid dhaqtar markaa hooyo waxan ku dhahay hooyo ina keen waxay dhaday daawàa iitaalee xafadaddu waxagee waxana […]
Gabar ku riyootay dumar wada umul ah oo ilmo haysta

Gabar ku riyootay dumar wada umul ah oo ilmo haysta Riyada: Asc bahda daruuro xalay waxan ku riyooday anoo guriganagoo mar hore igu danbaysay jooga oo cunug haysta iyo walashay oo iyana cunug haysata iyo hooyaday oo umushay gabar waxayna umulatahay hooyo 14 bari baan lahaa markaa waan islajoognay xaafda hooyo markaa waxaan booqday dariska […]
Riyo dhagax nalagu soo tuuraayo aniga iyo hooyo

Riyada: asc waxaa rajena inaa caafimad qabtaan. riyada waxaan ku arkay aniga io hooyade meel waxaa joognaa barxad ah oo dadbadani ay joogan sidoo kale meel luuq ah ayaa kudhuumanena anagoo dhan askar ayaa gadaal dhagax nooga soo tuureysa dhagax waawen aniga waxaa iskuduuba hooyadee oo dhagaxaha ayada kudhici lahaa anigaa isku aadinaya oo dhamaan […]
Riyada surwaalkeyga oo lumay hadana aan helay

Su’aasha: walal waxaan kuriyooday anigoo meel kadaahsan oo aan surwaalkeega wenayo hooyo ayaan isku dagaalena surwaalkas kadib waxyar kadibna waa helaa surwaalka aan radinayy fasirkeda idinka suga Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa arrin inaad ka daahi doonto oo muhim kuu ah, inshaa Allaah khayr Ilaahay haka dhigo.
Riyada Dagaalka muslin iyo gaalo dhex marayo

Riyada Dagaalka muslin iyo gaalo dhex marayo Riyada: Asc bahda daruur wa idin salamay wabka wan ku cusbahay waxan rabay ina riyo ifasirtan waxan ahay xaas hal cunug haysata waxan ku riyoday laba Mar riyo jihaad ku saabsan Waxan ehen rag iyo dumar badan waxana jognay bada banankeda dumarkena waxan xirnneen dhar aad u asturan […]
Riyada hooyo iyo aniga oo is dagaaleeno

Su’aasha: asc bahda daruur wlalyaal 2daan riyo waa ay iskuxiranyhin: wxaa jira arin an shaki iyo waswaas badan kaqabay oo haduu shakigeega rumoowo ay musiibo aniga io qosyskeegaba unoqoneeso qofka an shakiga kaqabana waa qof ila dhashay marka walal arinta aan uga shakinsanahay mahubin lkn waa ay idhibeysa marwalba aan arko wan xasuusta sidaa darteed […]
Riyada eeyaha yaryar oo guriga soo galayo

Su’aasha: Asc bahda daruur waxaan ku riyooday anigoo raba bac madow qashin inaa qashinka ku soo tuuro ayaa waxaan arkay labo eey oo yar yar ah mid madow ah iyo mid brown ah naag ayaana xarig ku haysay albaabka ayay taagnaayeen waxaan ka baqay inay I taabtaan albaabka markii aan sii xiraayay kii brownka ahaa […]
