Riyada walaalka iyo hooyada iyo ayeeyada

Riyada walaalka iyo hooyada iyo ayeeyada

Riyada walaalka iyo hooyada iyo ayeeyada Riyada: # Riyada kobaad~ waxan riyo ku arkay walaakay iga wayn isku hooyo iyo aabo nahay isago qaawan wax dhar ahna sidan waxaana la joogtay xaaskiisa labaad # Riyada labaad~ waxan riyo ku arkay hooyaday ilaahay ha u naxariiste oo geeriyootay 27 sano kahor iyado fadhida o i fiirinayso […]

Riyada hooyo iyo walaalkayga anoo la socdo dahab arkayo

Riyada hooyo iyo walaalkayga anoo la socdo dahab arkayo

Riyada hooyo iyo walaalkayga anoo la socdo dahab arkayo Riyada: Waxan Ku riyoday sheekh hooyaday oo geeriyootay iyo walaalkay oonu wada socono meel jaranjarooyin leh hoose oo wada dooga dahabka iyo alaabtu banaanka iska taalo intan hungureeyey inaa qaato ayaan kamarada Ku xidhan Ka baqay meel lagu buuqsan yahay ayaanu Ku baydhnay ani iyo hooyo […]

Riyada warqada dhaxalka hooyaday

Riyada warqada dhaxalka hooyaday

Riyada warqada dhaxalka hooyaday Riyada: Waxan ku riyooday hooyadey oo Dhulka fadhida meelaha fiirfiirineyso marka la dhahay maxa kugu dhacay waxay dhaheysa warqadan haddey dhunto ama lunto wa dhibato wa warqada dhaxalkeyga iyada ayaa iga maqan haddan wayana ilmaheyga ayaa baahi dileysa warqadana dhaxalka 10 boos melahas baa ku xusan iisoo fasir sheekh Fasirka: Riyada […]

Hooyo waxay ku riyootay iyadoo kaadi tagtay biyo sidata meel miyi ah

Hooyo waxay ku riyootay iyadoo kaadi tagtay biyo sidata meel miyi ah

Hooyo waxay ku riyootay iyadoo kaadi tagtay biyo sidata meel miyi ah Riyada: Sc sheekh hooyo waxay ku riyootay iyadoo kaadi tagtay biyo sidata meel miyi ah oon suuli lahayn  markas waxay aragtay in nin meel u dhaw jooga niayada iska leeyahay ayay tidhi ninkaasi talow muu istinjoonaya isaguna  waan kacay anoon iska maydhin. Fasirka: […]

Riyada hooyaday oo dhimatay oo riyada la iigu keenay

Riyada hooyaday oo dhimatay oo riyada la iigu keenay

Riyada hooyaday oo dhimatay oo riyada la iigu keenay Riyada: Waxaan riyo ku arkay hooyaday oo dhimatay oo riyada la iigu keenayo iyadoo kafankii ku xidhan Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa arrimo murugo leh oo mar hore dhacay aad soo xusuusan doonto ama kugu soo noqon doono. Waa arrin oo la xiriirta mustaqbalkaaga Ilaahay dhibka hnaga […]

Riyada nin meyd guriga yaalla oo hooyo hilibkiisa cunayso

Riyada nin meyd guriga yaalla oo hooyo hilibkiisa cunayso

Riyada nin meyd guriga yaalla oo hooyo hilibkiisa cunayso Riyada: Sheikh waxaan ku riyooday riyo anoo gurigaayaga joogna ina laga dhex helo meed oo nin cad cad ah riyada waxan u maleenya inaa ku lahayn waa gaal kadib ninkii meedkiisa hooyaday ayaa hilibkiisi cuntay Riyo kalena waxa weeyi : Anoo meel socda nin aan aqoon […]

Waxaan ku riyooday anigoo guriga ka shaqaynaya oo dhar meedhayna aniga iyo hooyo

Waxaan ku riyooday anigoo guriga ka shaqaynaya oo dhar meedhayna aniga iyo hooyo

Waxaan ku riyooday anigoo guriga ka shaqaynaya oo dhar meedhayna aniga iyo hooyo Riyada: Sc sheekh waxaan ku riyooday anigoo guriga ka shaqaynaya oo dhar meedhayna aniga iyo hooyo hablo aan wllo nahay waxa na soo weeraray niman waan iska celinay diyarad yar oo ay nagu soo dhex tuuren iyo mindiyo iyo dhagaxan ay nagu […]