Riyada qofka asoo cunaya cunto macaan ah

Riyada qofka asoo cunaya cunto macaan ah

Su’aasha: Asc wllo Asc wllo xalay waxan ku riiyooday anoo cunaya cuno aad u macan malab camal ah marka maxay noqon karta Fasiirka Riiyada Cuntada macan qofka cunaya. Jawaabta: Riyadan waxay tolm,aamaysaa bishaaro aad u wanaagsan, inaad heli doonto mustaqblka hanti badan oo sahal kaaga dhigayso inaad cunto wax kastoo naftaadu jeclaato, guud ahaan cuntada […]

Riyada bariis iyo hilib karsan maxaa lagu fasiraa

Riyada bariis iyo hilib kasrsan

Riyada bariis iyo hilib karsan maxaa lagu fasiraa Riyada: Asc wll Salaan kadib waxan ku riyooday anoo Bariis karsan iyo Hilib asagana karsan anoo cunaya waana raashin baseel ah aad ayuu u macana. Fasirka: waa riyo aad u fiican waa bishaaro weyn. inshaa allaah waa arsaaq badan oo xalaal ah. waxaad u heli doontaa si […]

Fasirka gabar ku riyootay iyadoo hilib cunayso

Fasirka gabar ku riyootay iyadoo hilib cunayso

Fasirka gabar ku riyootay iyadoo hilib cunayso Su’aasha: Single Ayaan ahay hilb karsan anoo cunaya Ayaan ku riyooday oo waliba lafta xaata ruugaya Jawaabta: Haddii ay ku riyooto gabar doob ah iyadoo hilib karsan cunayso riyada waxay tilmaayasaa inay nin xiriir la yeelanayso, laakin ninkaas rafaad weyn ayay gaarsiinaysaa noloshiisa ayay ciriiri galinaysaa. sidoo kale […]

Fasirka riyada hilibka ariga

Fasirka riyada hilibka ariga

Fasirka riyada hilibka ariga Su’aasha Asc walal, waxan xalay ku riyooday anoo Hilib ari ka soo gadaya kawaanka. hilib waxana ila socday laba wiil an aqaano saxiibo an nahay. marka hilib ariga muxuu noqon kara marka la soo gadaya ama asaga oo ceyrin ah Fasirka riyada hilibka ariga Jawaabta Hilibka ariga wuxuu tilmaamayaa hanti badan, […]