Riyada madax ari karsan oo dhaqaaqaya

Su’aasha: Walale riyada tan maxa lagu fisiri karaa waxan rakay bac sab ay ku jirto jikada ay taalo bacdasne waxa ku jiro madax ari oo karsan iyo bariis arinta layabka leh waxe tahay inuu madaxa asagoo karsan bacdii inuu kasoo baxo rabo oo afka yacni ilkaha camal ku soo gooynayo bacda aniga aad ayan u […]
Riyada bisado hilib loo qaybinayo

Su’aasha: Asc waad mahadsan tihiin guud ahan webka daruur Allah macak Waxaan ku riyooday anoo bisado badan hilib siinaya kabacdina nin ugu dhiibay £50 ouro si loogu soo iibiyo hilib maalinwalba. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad noqon doonto qof dadka u naxariista oo hanti badan yeelan doono oo masaakiinta wax u qaban doono, waa riyo […]
Fasirka riyada cunidda hilibka bisil

Fasirka riyada cunidda hilibka bisil Su’aasha: Asc wllo waxan ku riiyooday anoo Abahay la socda kadib uu ii geynaya waxana tagayna guri gurigaas oo Hilib Bisil noola keena waxana dhahaya waan soomanahay wuxuuna leeyahay soonka iska fur kadib waxan cunaya Hilib aad bisal oo Macan. Maxay noqon karta Fasirkeeda. Jawaabta: Inshaa Allaah riyadan waxay tilmaamaysaa […]
Riyada caano geel iyo muqumad

Riyada caano geel iyo muqumad Su’aasha: ASC WAAD MAHADSANTIHIIN waxan ku riyooday aniga oo cabaaya caano geel oo aad u macaan dhawr koob ayaan cabay kabacdi wiil aan abatiyo u ahay ayaa muqumad macaan ee keenay iyana waan Cunay waxuu wiil kii aan abtiga u ahaa igu yidhi waan xanuun Sanayaa oo caloosha u socota […]
Riyada meel cunto bisil lagu dhiibaayo

Riyada meel cunto bisil lagu dhiibaayo Riyada: Asc waaku salaamay wll waxaan ku weydiin xaley ayaan ku riyooday anoo joogo meel cunto lagu cunaayo ma kala saari kari inay maqaayad ahayd iyo inay meel kale ahayd waxaana sameeyey hilbo cuntada saarnaa inaa bac ku xirto ka dib markaan hilibkii afka galiyey xalwiyaad ayuu isku badalay […]
Naagteyda iyadoo oodkac cunayso ayay ku riyootay

Su’aasha: Asc marka here waan idin salamay naagteyda uur leh ayey ku riyootay iyadoo codkac cuneyso. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa xaaskaaga inay si sahlan ku dhali doonto dhib la’aan sidoo kale inay dhali doonto cunug khayr la socda cunug bishaaro wata, waa riyo aad u fiican, riyada naagta uurka leh hilib cunaysa waa riyo khayr […]
Riyada hilib gowsaha lagasoo bixinayo

Riyada hilib gowsaha lagasoo bixinayo Su’aasha: Asc wllo. Asc wllo waxan ku riiyoday anoo Hilib Uu iga jiro Gawska oo iska bixinaya marka Hilibka Gawska Iska bixiyay waxan tagay Wadanka Spain. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad gali doonto dhibaato ama isbaddalo xagga noloshada ama aad khasaari doonto, riyada hilibka ilkaha ama gowsaha galaya oo lagasoo […]
