Riyada bariis iyo hilib karsan maxaa lagu fasiraa
Riyada:
Asc wll
Salaan kadib waxan ku riyooday anoo Bariis karsan iyo Hilib asagana karsan anoo cunaya waana raashin baseel ah aad ayuu u macana.

Fasirka:
waa riyo aad u fiican waa bishaaro weyn. inshaa allaah waa arsaaq badan oo xalaal ah.
waxaad u heli doontaa si fudud waa hanti badan bariis wuxuu ka mid yahay waxyaalaha tusiya barwaaqada waxaa la mid ah hilibka karsan marka haddii
It is a very good dream, it is a great tiding. Insha Allah, it is a lot of halal food.
You will find it easily, it is a lot of wealth. Rice is one of the things that shows prosperity, it is like cooked meat, so if
إنه حلم جيد جدا وأخبار رائعة. إن شاء الله الكثير من الرزق الحلال. ستجدها سهلة للغاية ، إنها ثروة ، والأرز من الأشياء التي تدل على الرخاء ، إنه مثل اللحم المطبوخ.
