Riyada anoo shaqo Helay oo laygu martiqaaday hilib

Riyada anoo shaqo Helay oo laygu martiqaaday hilib

Su’aasha: ALLAH MAHADLEH ASC WAAD KU MAHADSAN TIHIIN WAQTIGIINA QAALIGA AH EED NA SIISEEN ALLAH MACAK WAXAAN KU RIYOODAY ANOO SHAQO IIGU YEEDHEEN COMPANY WAYNI WAAN IMID COMPANY GII WAXAA ISOO DHAWEEYAY OO HILIB IYO RAASHIN IGA HOR YIMID NIMAN CARAB AH ANA WAAN CUNAY HILIBKII IYO RAASHINKII AADKA U MACAANAA ANAGOO AAD U FARAXSAN […]

Hooyadey waxay ku riyootay ilmo habaryar ay u tahay

Hooyadey waxay ku riyootay ilmo habaryar ay u tahay

Su’aasha: ASC wll allaha ku barakeyo hoyo waxey ku riyotay ilmo habaryar ey utahy aye utagte wey is salamen waxe dhehen guryaha magali karno aabo ayan ka cabsanena aye dhehen iyadane wey ooynse sa id aye u onesay. Waxe aragte gabadheda oo lug hilib wadato ane iso radi hilib aye dhahde. Shukran Jasakallah Jawaabta: Riyada […]

Waxaan Ku riyooday anigoo Masajidka u lugeynayo

Waxaan Ku riyooday anigoo Masajidka u lugeynayo

Su’aasha: Asc gudomiye: waxaan Ku riyooday anigo la socdo nin aan garanaayo meel baan wad maraynay wan kugeynayna markaas ayaan Ku iri I dhawe Masajidka Ayan u socdaaye hada Masajidka wadadisa tagno Iska soo laabo markan masjidka wadadisa tagnay waxan arkay dukan Cunto ibinayo marka ninki meel ayaan wad fadhiisanay markaas ayaan Ku iri waxan […]

Riyada casuummada guriga saaxibkay

Riyada casuummada guriga saaxibkay

Su’aasha: ASC ALLAH MAHADLEH WAADKU MAHADSAN TIHIIN WAQTIGIINA QAALIGA AH EED NOO HURTEEN ALLAH MACAK WAXAAN KU RIYOODAY ANIGA IYO NIN AAN ILMADER NAHAY OO NALAGU CASUUMAY GURIGA SXBKAY OO WAXAANU CUNAYNAY HILIB IYO BARIIS iyo caano AAD U MACAAN HABLO BADAN OO QURUX BADAN AYAANA JOOGAY ALLAH MAHADLEH Jawaabta: Waxaad heli doontaa warar badan […]

Waxaan ku riyooday geeso carjaw hilib saaran anoo cunayo

Waxaan ku riyooday geeso carjaw hilib saaran anoo cunayo

Waxaan ku riyooday geeso carjaw hilib saaran anoo cunayo Su’aasha: Asc – gudomiye : waxan Ku riyooday anigo qof la fadhiyo Qofna uu keenayo Gees geeso gagaaban geesaha Ka xoolaha geeso carjaw ah ee la kariyay maraq wata ee dhexda laf yar Ka ah korna hilib Ka ah qof baa I keneayo Ila laba mar […]

Gabar siddo surka ariga kala jeexan iyo wax cabsi leh albaabka uga soo galayo

Gabar siddo surka ariga kala jeexan iyo wax cabsi leh albaabka uga soo galayo

Su’aasha: Asc wll waxn ku riyodey riyadan waxd ii fasirtan Waxan riyo ku arkay surka adhiga oo kala jeexan ooy sido walashey an ka warwarsany inan biniadam dhibato u geystey ookale waxan ku duceysanayey inanay imaqal cid ga maxkamadaha waxn laha in ilahey riyo ka dhigto riyada dhexdeeda Riyada labad waxan u yedhayey inanteydii islamarkan […]

Waxaan ku riyooday bariis iyo hilib karsan anagoo cunayna

Waxaan ku riyooday bariis iyo hilib karsan anagoo cunayna

Su’aasha: Asc waad ku mahadsan tihiin webka daruur sida dagdaga ah ee qiimaha badan eed noogu fasirtaan nooguna soo jawabtan allah macak waxaan ku riyooday anagoo wada joogna guri caruur an ilmader nahay iyo hooyadood waxaanu wada ciyaaraynay oon wada qoslaynay inamada waxaananu wada cunaynay bariis iyo hilib karsan oo aad u macaan anagoo faraxsan […]