Riyada gurigayga dad foolxun ay ku qayilayaan

Riyada gurigayga dad foolxun ay ku qayilayaan

Su’aasha:  Habeen habeenada ka mid ah ayaan seexday waxaan ku riyooday sida tan: gurigayga ayaan Maalin nimadkii dibada uga baxay habeenkii markii aan soo noqday ayaan gurigii ugu kor imid dad aad u fool xun oo qayilaya aad ayaan u naxay waliba dadkaasi diintayda ayay caayeen ka dib waan orday siday idinla tahay culimooy. Jawaabta: […]

Haweeney ayaa igu riyootay anigoo maal heley

Haweeney ayaa igu riyootay anigoo maal heley

Su’aasha: asc wll waxaad ifasirtaan qof haweeney ah ayaa igu riyootey anigoo maal heley oo guri aad uweyn degan oo shaqaale farabadan iishaqeynayaan haweenedii ayaan waxaan kuleeyahey xaaskega shaqaale usoo raadi shaqaale dumar ah oo uadeegta ayadana waxey ileedahey hee xaaskaga lama arkayo gudaha lee kujirtaa guriga aan daganahey waxaa waardiye ka ah qof hada […]

Riyada guri dad aad dhibsanayso ay joogaan

Riyada guri dad aad dhibsanayso ay joogaan

Su’aasha: Ka waran riyo guri ano joogo hadana aan dad an dhibsaday Ku arkay banankisa ama dashkiisa hadana aan Ka buruyay oo at tageen hadana aan arkay gurigaad darbiga Ku waregsan oo aadkiisa hoose uu Ka qariray keen dheer oo waregsan si AAD moodi in uu darbiga dhinac u liicaayo ana waxan isku dayaaya inaan […]

Riyada dhismaha iyo dabaqa seddexaad

Riyada dhismaha iyo dabaqa seddexaad

Su’aasha: Waxaan kale on Ku riyooday anigoo joogo sar dabaq ah waxaana raadinaayay qeebta koowaad ee sartaas dabaqa ah waxaa ila socday nin fuundi camal ah waxaan tagnay qeebtii sadaxaad nin baan aragnay waxuuna ina tusay labarka aan joogno waxuu ina yiri qeebtani waa sadaxaad kadib ninkii Ila socday ee fuundiga u ekaa ayaa ciid […]

Waxaan ku riyooday gurigayga oo dad ka buuxaan

Waxaan ku riyooday gurigayga oo dad ka buuxaan

Su’aasha: Waxaan ku riyooday iyada oo gurigayga daď badan oo caan bulshada ka ah, ka dhex buuxaan oo aan leeyhay toloow maxaan dadkan gurigayga isugu keenay, sidoo kale dadkaasi waxay ahaayeen kuwo wada faraxsan. Jawaabta: Riyadan waxay tilmaamysaa wax wanaagsan inaad heli doonto oo meel badan laga ogaan doono oo farxad leh, waxaa laga yaabaa […]

Fasirka riyada habaryar Quraan guriga ku akhrinaysa

Fasirka riyada habaryar Quraan guriga ku akhrinaysa

Su’aasha: Asc sheikh waxan ku riyooday habaryartay oo da’ ah oo quran guriga ku dhex aqrisanaysay waan dul imid halkay ku joojisaan ayaan ka bilaabay waan aqriyay deeto waan la ooyay aayaadkii lkn ma xasusto ayadaha deeto hooyaday i hor taagnayd lkn ilamay hadlin ba . Jawaabta: Riyada Quraan akhriska waa riyo khayr iyo bishaaro […]

Riyada nin iyo xaaskisa guriga ku sugan

Riyada nin iyo xaaskisa guriga ku sugan

Riyada nin iyo xaaskisa guriga ku sugan Riyada: Asc wllo waxan xalay ku riiyooday anooo ku jiira guri dabaq ah oo aad qurxoon waxana ila jirtay xaaska balse guriga meel aan ugu baxna waynay yacni albaab malahan waaana fahmi wayaay. Fasirka: Riyada inshaa Allaah waxay tilmaamaysaa inaad ka badbaadi doontaan dhibka dibadda ama dadka kale […]