Riyada aabahay iyo guri qasri ah

Riyada aabahay iyo guri qasri ah

Su’aasha: Asc waad mahadsan tihiin guud ahan webka Allah macak waxaan ku riyooday xalay anoo aabahay oo bari hore dhintay Allah ha u naxariisto e lajooga guri qasriya oo aad iyo aad u way oo dayrka ku wareegsan aad yaabay waynida oo aad u qurux badan beerta uu leeyahay oo wada green ah oo dhirta […]

Riyada dhismaha guri kor iyo hoos ah

Riyada dhismaha guri kor iyo hoos ah

Su’aasha: ASC WAAN IDIN SALAAMAY WALAL WAXAAN KU RIYOODAY ANIGOO GURI KOR IYO HOOS AH DHISANAYO OO AG TAAGAN OO FIIRINAYA SIDA LOO DHISAYO WAXAANA LAGA DHISAYAY BAAN DHAHAA WADANKAN AAN JOOGO XAAFADA UGU QAALISAN OO XATAA AY ADAGTAHAY INA KIRADA GURYAHEEDA LAGA BAXO MARKAA WALAL AAD BAAN RUNTII U FARAXSANAA. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa […]

Riyada anagoo gurigeena ka guurnay

Riyada anagoo gurigeena ka guurnay

Su’aasha: Waxaan markasta ku riyooda aniga iyo xafadena ooka guureyna gurigena oo balanbaleyna. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa isbadal weyn inuu kuu soo dhow yahay xagga noloshaada, wuxuu noqon karaa safar ama guur ama shaqo fiican, guud ahaan riyada guriga laga guurayo oo guri kale la degayo waa riyo astaan u ah isbadalka qofka noloshiisa lasoo […]

Riyada habaryar oo guri degtay oo uur leh

Riyada habaryar oo guri degtay oo uur leh

Su’aasha: Waxan ku riyoday habaryartey oo guri qasri ah dagtay beero qurux badan leh iyo waaskooyin iyadoo uurna leh uurkaasna si qarsoodi ah ayay u shegeysa qofki ugu horeyay oo u shegtayaan ani ahay. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa isbadal sare ay gaari doonto habaryartaada laakin arin sir ah ayaana gaarsiin doonto oo adiga kaligaaga ay […]

Guri wada quraaradoo aad u dheer ayaan ku riyooday

Guri wada quraaradoo aad u dheer ayaan ku riyooday

Su’aasha: Asc waadku mahadsantihiin marwalba waxaan ku riyooday anigoo jooga guri aad u dheer oo dabaqyo ah makhsin waynoo kamida aniga iyo laba gabdhood oo qurux badan iyo aniga iyo wiil aanu sxbo nahay waanu sheekaysanaynay anagoo faraxsan waan kacay waxaan istaagay daaqadoo ahayd muraayad waxaan arkay dhulkii aad nooga hooseeya yaabay suu u dheeraa […]

Riyada koridda buur guri korkeeda ku yaallo

Riyada koridda buur guri korkeeda ku yaallo

Su’aasha: asc wr wb alxamdulilah calaa kuli xaal walaal bahda duruur wad kumahadsantihiin riyooyinka aad ifasirtaan iyo suaalaha ad nooga jawabtan alxamdulilah inta badan wayahan riyooyinkega kherbey ubadnaayeen lkn saakey ayan waxaan ku riyoodey ano buur dusheed saaran waliba buurta dusheda guriga baa kudhisan oo qurux badan lkn aniga hadan is dhaho kudul saco wan […]

Riyada dayr wayn oon meel laga baxo jirin

Dayr wayn oon meel laga baxo jirin

Su’aasha: Asc maasha Allah waad ku mahadsantihiin sida fiican ee dagdaga ah eed noogusoo jawaabaysaan Allah macag waxaan ku riyooday aniga oo ku dhex jira dayr wayn oon meel laga baxo lahayn meel aanka baxo ayaan waayay dhinaca koonfureed ayaan tagay ee dayrka waan fuulay kabacdi waxaan arkay magaaladii oo iga hoosaysa waxaan damcay inaan […]