Riyada guri wax walba yaalaan iyo naag galmo iga dalbanayso

Riyada guri wax walba yaalaan iyo naag galmo iga dalbanayso

Su’aasha: Asc Allah mahadleh Waad mahadsan tihiin Allah macak Waxaan ku riyooday anoo jooga guri hurdo kaliya ah Oo gabadh aan aqaano dagan tahay anoo kiish xidhmooyin dollar ahi ka buuxaan Sita Ana guri ayaan helay qolka markan soo galay waxa iisoo gashay gabadhii oo dhar qafiifa wadata waxanay iwaydiisatay galmo Ana waxaan ku idhi […]

Riyada guriga cusub iyo cirka oo wax ku sawiran yihiin

Riyada guriga cusub iyo cirka oo wax ku sawiran yihiin

Riyada guriga cusub iyo cirka oo wax ku sawiran yihiin Riyada: Asc Allah mahadleh waxaan ku riyooday anoo dhisan oo uguurnay guri cusub oo daarad wayn oo balaadhan leh waxaana nasoo bookhday laba gabdhood oo walaalo ah oo caruur farabadan oo hablo u badan wata iyo hooyadood gabdhaha caruurtani dhalay Cirkuna waxuu lahaa daruur waawayn […]

Waxaan ku riyooday ani iyo ninkayga meel jamacada oo qurxoon guryo nalaga siiyay

Waxaan ku riyooday ani iyo ninkayga meel jamacada oo qurxoon guryo nalaga siiyay

Su’aasha: Asc walalaha wll waxaan ku riyooday ani iyo ninkayga meel jamacada oo qurxoon guryo nalaga siiyay nalagu dhahay mid kad doorataan daga oon dabaq sii fuulayno. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa adiga iyo ninkaaga in noloshiina is baddalayso oo aad farxad ballaaran la kulmi doontaan, riyada waa riyo wanaagsan oo khayr ah. Waliba nolol heer […]

Riyada guriga oo dab ka kacayo

Riyada guriga oo dab ka kacayo

Su’aasha: SCW qofkii ku riyoodo asoo gurigooda dab ka kacay dabkaas oo aad u weyn wax badan hallaynaya maxaa lagu fasiri karaa riyadaas mahadsanidiin? Jawaabta: Riyada gubashada guriga iyo dabka ka kacayo waxaa lagu fasiraa dhowr tafsiir, guud ahaan gubashada waxay tilmaamaysaa fidno oo uu la kulmi doono qofka riyada arkay, waxaa kaloo lagu fasiri […]

Guri aad u waynoo dhul balaadhan ku fadhiya fasirkiisa

Guri aad u waynoo dhul balaadhan ku fadhiya fasirkiisa

Su’aasha: Asc waad mahadsan tihiin guud ahaan webka daruur Allah macak Waxaan ku riyooday anoo guri aad u wayn oo balaadhan oo dayr wayn le oo aad u qurux badan oo aan cusbayn oo aan dhakhtar ka furaayo oo aan Dib u dhis ku samaynayo oo aan shaqaale dibo dhisa murayado galiya marmar Dib u […]

Riyada qofka oo lagu oranayo ha gadin guriga

Riyada qofka oo lagu oranayo ha gadin guriga

Su’aasha: Waxaan arkay nin aan aqaano i dhahaayo ha gadin guriga meel fican ku ayuu yaalaa, maxaa lagu fasiraa? Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa haddaad xaas leedahay inay xaaskaaga aad u fiican tahay waxaa kugu haboon inaad ku dadaasho oo aadan iska deynin, guriga wuxuu astaan u noqon karaa xaaska siiba qofka riyada arkay marka uu […]

Riyada guri wayn wada dhir ah oo qadiimi ah

Riyada guri wayn wada dhir ah oo qadiimi ah

Su’aasha: asc waad mahadsan tihiin guud ahan webka daruur Allah macak waxaan ku riyooday anoo tagay guri bari hore iigu danbaysay xaga riyada oon leeyahay waan soogalay dayrkii gudaha ayaan usoo galay waxaan furay gurigii waxaan hadana fur furay dhawr qol waxaan ku arkay alaab hido iyo dhaqanoon lahaa oo qol dhex yaala waan qoslay […]