Riyada Guri silig lagu wareejinaayo

Su’aasha: Asc walaal seetahay Hooyadey baa waxay ku riyootay Guri mar dhexdaas la dhisay iyadoo ay ka eryeyso dhalinyaro guriga kor ka koraayo markaase hooyo waxay idhahday gurigii aan silig ku wareejiyey riyadaas maxaa lagu macneyn karaa Mudane Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad waajihi doontaan arrin gurigiina lala maagan yahay, dhibaato ama qashqashaad idin ku […]
Riyada aabe oo guriga hortiisa ku tukanaya

Su’aasha: Asc waxan ku ku riyday sidan gurigaan soo galay guri wayn oo ganjeel waynleh buuna ahaa kolay gurigaas magaranayo hada lkn markaa guri an anagu lee nahaybuu ahaa baan leyahy wllkey ayaan waydiyay abo mee waxuu dhahahay salad buu tukanaya bananka markaa isagoo kanjeelka hortiisa oo banaka ah ku tukanayan arkay waxaana dhahahay maxaa […]
Riyada qof guri la gadoomaya maxay tahay

Su’aasha: Waxaan ku riyoodey aniga oo laba guri dhaxdooda maraya meeshaas oo ah wado kadib waxaa iga hor imaanayo guri kadib waan riixayaa wuuna ila soo gadoomayaa markaas ka dib meel aan joogo waan aqooni waayey mar ayaan is dhahay madhimatey oo gurigi maa kugu soo gadoomey ka dib hurdada ayaan kasoo kacay maxaa lagu […]
Riyada qof guri uu kasoo guuray u laabanaya

Su’aasha: Asc, waxaan arkay anoo geeyay caruurta guri hore uga soo guuray macal alaabta dhan wato , aana ku dhahayo islaanta marka tageynay saan ma aheen guriga , waana kakor degnay cidii deganeed ayakoo sheekeysanaya , maxay noqoney ? Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa noloshaada in ay isbadali doonto inaad meel kal aadi doonto ama wax […]
Riyada anagoo uguurnay guri wayn

Su’aasha: ALLAH MAHADLEH ASC WAAD KU MAHADSAN TIHIIN WAQTIGIINA QAALIGA AH EED NA SIISEEN ALLAH MACAK WAXAAN KU RIYOODAY ANAGOO U GUURNAY OO DAGNAY GURI AAD U WAYN OO KU DHEXYAALA BEER WAYN OO WADA GREEN AH OO AAD U QURUX BADAN OO BARWAAQO AH HOOYADAYNA WAY NALA GUURTAY WAANANU WADA FARAXSANAYN ALLAH MAHADLEH. Jawaabta: […]
Riyada islaan la leeyahay way tuugsanaysaa iyadoo dibadda loo jiro

Su’aasha: Asc, waxaan arkay anigoo dad kula jiro guri weyn oo sar ah, islaan ayaa waxay dhahday way tuugsaney dibadda waa loo jiraa ayada ,anigana ku dhahaayo waan uduceyneynaa , maxay tahay riyadan? Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa qof inuu jiro oo hunguri weyn oo lacag jecel waxaa laga yaabaa inaad xiriir leedihiin, qof lacag leh […]
Waxaan arkay anoo joogo guri ku yaala tuulo oona kasoo tagay

Su’aasha: Assalaamu caleykum, waxaan arkay anoo joogo guri ku yaala tuulo oona kasoo tagay , gurigana anaa lahaa. Maxay noqoney? Jawaabta: WCS waxaad war ka heli doontaa meel ama qof muddo aadan war ka helin riyada waxay tilmaamaysaa xusuus kusoo gaari doonto waa riyo iska caadi ah, ama waxaad la kulmi doontaa qof tuuladaas ku […]
