Waxaan riyo ku arkay aabaheey oo dhimanaya

Waxaan riyo ku arkay aabaheey oo dhimanaya

Su’aasha: waxaan riyo ku arkey aabaheey oo dhimanaya lkn hadda wuu nool yahay riyadaasi mexey tahay. Jawaabta: Dhimashada aabbaha riyada dhexdeeda, riayadaas waxay tusinaysaa nolol adag ama duruufo inay kusoo mari doonaan kuwaas oo dhib aad kala kumi doonto, aabbaha inta badan wuxuu tilmaamaa xaalkaaga, waana midka garabkaaga taagan oo ka fikiro biilkaaga iyo noloshaada […]

Riyada duugida qof nool maxay tahay

Riyada duugida qof nool maxay tahay

Su’aasha: Asc walaal aad baan kuu salamay waxan rabaa inad riyadan ii fasirto gabar walaasheey ah baa ku riyootay iyada iyo walaalked oo hooyo soo duugaya micnaha qabri u wadan iyada oo nool hooyadana ay raali ka tahay iyagana ay wax caadi ah la tahay gabadha hooyadeed ayey duco waydiisaneey oo ku leedahay hooyo Janno […]

Riyada geerida Xaaska maxay noqon

Riyada geerida Xaaska maxay noqon

Su’aasha: Asc wllo. Asc wllo waxan ahay xaasle waxana ii jooga hal cunug xalay waxan riiyo ku arkay Xaaskeyga oo geeriootay wax oohin igaama iman riyada dhexdeeda balse waxan u maleeynayay ciyaar ciyaar anoo naxsan baan soo kacay kadib waxan u tagay ayadoo jiifta oo nool marka wllo maxay noqon karta riyadaas si deg deg […]

Riyada qofka hadduu arko asoo dhintay

Riyada qofka hadduu arko asoo dhintay

Riyada qofka hadduu arko asoo dhintay Su’aasha: Asc walal. Waxan ku riiyooday xalay anoo dhintay oo xabad ay iga dhacday halbowlaha lugta waana dhintay intas ku riiyooday maxay tahay fasiiirkeeda. Jawaabta: Qofka markuu ku riyoodo asoo la dilay ama dhintay riyadaas waxaa lagu fasiraa qofka inay ka dhamaanayaan dhibaatooyinka ama fikirka uu ku jiro oo […]

Fasirka riyooyinka iyo xaaladaha riyada

Fasirka riyooyinka iyo xaaladaha riyada

Fasirka riyooyinka iyo xaaladaha riyada Fasirka riyada wax caadi ma aha riyada meel wayn ayay ka joogtaa diinta. Sida axaadiis badan ay tilmaameen riyada waxay ka mid tahay qayb nabinimada ka mid ah. Marka riyada la fasirayo waxaa loo baahan yahay in la raaco qaacidooyin muhim ah xaga fasirka. Waxaa ugu muhimsan sida soo socota: […]