Riyada geerida saaxiibka maxay noqon

Su’aasha: Asc xalay waxaan kuxiyoday will àan arday ah Oo àan isku school nahay àad uaqano will wanagsana ah Oo geriyooday maxaa lugu fasiri kara. Asc qoral àan sakay soodiray aya jiray maaqano inuu idin sogaray waxa u aha will arday ah Oo àan isku school nahay will wanagsana ah Oo geriyooday maxaa lagu fasiri […]
Saaxiibkayga wuxuu ku riyadooday asoo dhimanayo

Su’aasha: Riyadatani waxaa ku riyoodey wiil sxbkeyga qaaliga ah waxa uu arkey isaga oo dhimanaya maxaa lagu fasirikaraa riyadaas. Jawaabta: Riyada dhimashada qofka saan mar hore soo sheegnay waxay noqon kartaa digniin qof wax lagaga digayo dambi iwm. Qofka hadduu arko asoo dhimanaya waxaa kaloo lagu fasiri karaa cimri dheer cagsi yaya noqon kartaa, qofka […]
Riyada farxad aroos iyo naxdin geeri wadata

Su’aasha: Waxaan ku riyooday isla mar qudha mid ka mid ah ehelkayga oo uu guursanayo qof aad loogu faraxsan yahay iyo isla dhimashada mid ka mid ah ehalkayga Isla wakhti marna la murugsan yahay marna la faraxsan yahay. Markan arooska isu diyaarinay intaaa wixii ka dambeeyay Riyada khalkhal iyo cabsibay iga gashay. Jawaabta: Riyadan waxay […]
Waxan ku riyooday anoo dhintay haddana janada ku jira

Su’aasha: Asc wllo xalay waxan ku riyooday anoo dhintay haddana janada ku jira waxana janadda igula jiray xaaskeyga iyo cunugeyga haddana janada ku arkay inan ka dagana guri qasri oo weyn aad u qurux badan. Jawaabta: Riyada qofka hadduu arko asoo dhintay kuma furanto dhimasho dhab ah, waxay noqon kartaa inuu ka nasan doono dhibka […]
Qofkii ku riyoodo asoo kafan ku duuduudan

Su’aasha: Sakay Saladi Subax waxan ku riyooday anigo Karfan igu duban sawir keygana i agyalo iso jawab insha Allah sheq. Jawaabta: Riyada noocan ah qofkii arko asoo kafan ama karfan ku duuban waa digniin waxaana laga rabaa inuu ka towbad keeno falal dambi ah, waa xusuusin la xusuusinayo geerida. Marka riyada macne weyn ayay leedahay […]
Riyada geerida walaalka kaa yar

Su’aasha: Waxaan riyo ku arkey mudo laga joogo 1 sano walalkey iga yar oo dhintey riyada dhaxdeeda. Jawaabta: Riyada walaalka yar dhimanayo waxay tilmaamaysaa inaad ka badbaadi doonto dhibka laguu maleegayo, siiba dhibka ay kuu maleegayaan dadka cadowga kugu ah, ha noqdaan dad kuu dhow ama dad kaa fog. Haddii qofka uu ku riyoodo asoo […]
Fasirka riyada geerida abtiga

Fasirka riyada geerida abtiga Su’aasha: Waxaan riyo ku arkey abtigey oo dhintey balse hadda nool. (RIYADA DHIMASHADA ABTIGA) Jawaabta: Abtiga wuxuu kula leeyahay xiriir adag waayo wuxuu kaasoo galaa dhanka hooyada sida la og yahay hooyada waa waxa ugu qiime badan dunida aad ka haysato. Riyada abtiga asoo dhintay la arko ma ficna waxat […]
