Gabadh riyadeedu igu soo noqnoqotay

Gabadh riyadeedu igu soo noqnoqotay

Su’aasha: Asc, waxaa had iyo jeer igu soo noqnoqota riyo gabadh aan si toos ah isu naqaano oo aan heblaayo u garanaayo. Gabadhaa mar waxaan ku riyoodaa iyadoo ila joogta, mar waxaan ku riyoodaa iyadoo ila hadlaysa, mar waxaan ku riyoodaa anigoo u galmoonaaya, marna waxaan ku riyoodaa anigoo taataabanaaya. Riyadani waa riyo mar walba […]

Riyada adoo naag farfaraynaaya

Riyada adoo naag farfaraynaaya

Su’aasha: ASC Waxaan ku riyooday xalay anoo naag wariye caan ah oo soomaaliyed ah oo aan garanaayo farafarayaya iyaduna ila ogoshahay oo aanay is dhaqaajinayn. Markii dambe ayaan go’aansaday in aan ilaahay ka cabsado oo aan iska dhaafo naagta sidii ayaanan iskaga dhaafay oo aanan hawshii u sii wadin. Markii dambe ayaan hurdadii ka soo […]

Riyada gabadh habaryar dhashay oo la guursaday

Riyada gabadh habaryar dhashay oo la guursaday

Su’aasha: Waxaan salaamay hawlwadeenada pagekan, marka labaad waxaad ii fasirtaan waxaan ku riyooday gabadh aanu habarwadaag nahay oo habaryartay dhashay oo la guursaday. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inay kusoo dhowdahay farxad iyo wanaag adiga shakhsi ahaan, qofka hadduu ku riyoodo gabar habaryartiisa dhashay oo la guursanayo waa bishaaro isaga ku aaddan waana wax fiican uu […]

Riyada gabar mantagaysa maxay tahay

Riyada gabar mantagaysa maxay tahay

Riyada gabar mantagaysa maxay tahay Riyada: Gabar ayaa ku riyootay iyada oo mantagaysa, maxaa lagu fasiri karaa? Fasirka: Riyada gabar doob ah oo mantgaysa waxaa lagu fasiraa inay ka badbaadi doonto walwal iyo dhibaato haysata wayna ka nafisi doontaa, mantaga inta badan wuxuu noqonayaa qofka inuu ka badbaadi doono dhib uu qarsanayo waa riyo aan […]

Riyada shukaansiga gabar nin leh

Riyada shukaansiga gabar nin leh

Riyada shukaansiga gabar nin leh Su’aasha: Assalamu allaykum MR waxaan Ku riyooday Gabar San somlai Ku aqaanay 17 Ka hot oon Daria ahayn ayaan Ku riyooday ayadoo meek Dylan canal we gurugooda joogta waxaana la joogay gabarhas nin da,ah gabadhii ayaan shukaansi Ku bilaabay ninkii da,da ahana waa na ag fadgiyaa gabadhii ayaa I tiri […]

Riyada caanaha geela oo gabar la siinayo

Riyada caanaha geela oo gabar la siinayo

Riyada caanaha geela oo gabar la siinayo Riyada: Waxanku riyooday anigoo soo gaday caagad caana geel oo dhay ah waxan ku faraxsana Inan qayb uga shubo gabadh ila joogtay oo an garanayay lkn markaan uga shubay wa is bedeleen wasakh ayay noqdeen iyadana igadaa caanahan ayay i dhahday si cadholeh.   Fasirka: Caanaga geela waxay […]

Gabar aan whats appka ka bartay baan ku riyooday

Gabar aan whats appka ka bartay baan ku riyooday

Su’aasha: Asc waa idiin salaamay bah weynta wax ku qorta Mareegtan Daruur.com, waxaan rabaa inaad ii fasirtaan riyo aan xaley ku riyooday waxayna ahayd gabar aan Whats appka iska baranay balse aan sidaas u sheekeysan ayaan waxaan ku riyooday gabadhii oo gurigeena joogto lacagna isiineyso ayaan saakey ku soo toosay riyadaas oo kale maxaa la […]