Waxan ku riyooday aniga oo aad u faraxsan gabadhna gacanta haysta

Waxan ku riyooday aniga oo aad u faraxsan gabadhna gacanta haysta

Su’aasha: Waxan ahay nin doob ah. Waxan ku riyooday aniga oo aad u faraxsan gabadhna gacanta haysta oo sii gelaya meel iftiin iyo nuur badan ka soo baxayo. Fadlan ii turuma. Allah ha idin waafajiyee. Jawaabta: Waxaad heli doontaa nolol raaxo badan waadna guursan doontaa, riyada waa riyo khayr iyo bishaaro ah.

Waxan ku riyooday gabdho iyo saaxiib hore

Waxan ku riyooday gabdho iyo saaxiib hore

Su’aasha: Asc gudomiye : Waxan Ku riyoday anigo dukaan Iska iibinayo dukan dukamadeyda Ka mid ah waxana lahadlaayay qofka joga meshas waxaan Ku iri wan idin sugaya adiga iyo hebal hebelkaasna waa nin kale an AAD u wada hadlin yacni isma dhexgalno balsa Sxbo hore Ayan ahan jirnay kii I shaqenayay Ayan Ku iri adiga […]

Riyada gabar taleefanka iga qaadatay iyadoo gacmaha gariirayaan

Riyada gabar taleefanka iga qaadatay iyadoo gacmaha gariirayaan

Riyada gabar taleefanka iga qaadatay iyadoo gacmaha gariirayaan Su’aasha: Asc aad ayaan idin salamaya waxa aan rabay in la ii fasiro gabar aan aqoon aad ah u leeyahay ayaan ku riyooday iyada oo aqal dariska ah oo aroos ah joogta ka dib waan u imi taleefankyga ayey iga qaaday marka aan u dhiibay gacmaheeda ayaan […]

Riyo wiil aan wada socono ba waxaa u timid gabar uu yaqan lakiin aniga aqoon

Riyo wiil aan wada socono ba waxaa u timid gabar uu yaqan lakiin aniga aqoon

Su’aasha: Asc waxaan ku riyoodey xalay wiil aan wada socono anago isla joogna baa gabar aan aqoon oo isagu yaqaan u timid wuxu ku yiri gabadha la fariiso marabo in ay ka hinaasto qalbigayga buu ilaalinayay ee noo fasira riyadan walalayaal. Jawaabta: Riyada waxaa laga fahmayaa in gabar ay jirto oo raadsanayso ninka adiga aad […]

Riyada caano fadhiistay ama dhanaan iyo gabar faraxsan

Riyada caano fadhiistay ama dhanaan iyo gabar faraxsan

Su’aasha: ASC ALLAH MAHADLEH WAAD MAHADSAN TIHIIN MARWALBA ALLAH MACAK WAXAAN KU RIYOODAY ANOO LASOCDA WIIL AAN SXBO NAHAY AYAAN SOO GALNAY TUKAAN AAN CAANAHA GEELA KA IIBSADO CAANO ISII AYAN KU IDHI WAXAA II IGU YIDHI WAA KUWAASI CAANO BAALDI KU JIRAY OO FADHIISTAY AMA KALA BACAY AMA DHANAANAY MA RABO AYAAN KU IDHI […]

Riyada gabar hada soo baxayso oo kaar iga iibsanaysa

Riyada gabar hada soo baxayso oo kaar iga iibsanaysa

Su’aasha: Asc waad ku mahadsantihiin , waxaan ahay ganacsade , kaarar iyo cuntada, waxaan arkay gabar hadda soo baxeyso oo aqaano dires nahay itimid nus doolar rabaa kaar ah, waan soo raacay abaar kadib way fadhiisatay , waxaan arkay hooyadeed kasoo dhinaca koonfurta ayadoo leh maxaa kaarka adiga oo kale , waxaan ku dhahay gabadha […]