Riyada saacada dahabka ah oo gabar gacanta iigu xirtay

Su’aasha: Asc isku soo noqod wanaagsan, waxaan ku riyooday gabadh caruur ilmader nahay dhashay oo maraykanka joogta ayaa waxay ii keentay hadiyad saacad aad u qurux badan oo ay gacanta midig iigu xidhay, kabacdi anoo masjidka sii galaya ayaan saacada eegay waaba dahab ayay ka samaysan tahay waan LA yaabay aadna waan ugu farxay, Allah […]
Riyada gabadh caano iga iibinayso

Su’aasha: Asc Allah mahadleh waad mahadsan tihiin Allah macak waxaan ku riyooday iyadoo ay gabadh aan garanayo oon jaarnahay caano iga iibinayso oo ay ii shubayso waxay ila tahay inan cabay mase xasuusto si fiiican waanan ku faraxsanaa Allah mahadleh. Jawaabta: Riyada iibsashada caanaha waxay tilmaamaysaa arsaaq aad u badan inay heli doonto siiba marka […]
Riyada gabar oo roob ku dhex cayaaraysa

Su’aasha: Asc wll waxn ku riyodey aniga iyo gabadh an is naqaano hada se anan WADA jogin oo roob ku dhex ciyaaraya roobku WU da,aayey si yar lkin waxn ku dhex ciyareyny mijaroorka melaha guryashu biyaha roobka kaso datan wan qosleyny Mahadsanidi. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad farxad ku gaari doonto danta aad leedahay, waliba […]
Riyada gabadh igu leh si dhakhso ah naagu kaalay

Su’aasha: Asc Allah mahadleh Webka Daruur waa adeega shacabka loogu kalsoonida badan yahay Waananu jecel nahay Allah macak Waxaan ku riyooday anoo ay ila soo hadashay gabadh aabaheed xanuun Sanaa oo ay igu leedahay si dhakhso ah noogu kaalay Ana aanku idhi Haye Allah mahadleh Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa in xaaladda qofkaas bukan isbadal lasoo […]
Riyada aragtida ayeeyo wayn oo kuftay iyo gabar qurux badan

Su’aasha: Asc waad mahadsan tihiin guud ahaan webka daruur Allah macak waxaan ku riyooday anoo salaad maqrib kusii socda ayay islaan wayn oo ayeeyo ahi wadada ku fuftay waankusoo noqdoo waan kiciyay wwaxan waydiiyay xagay ku socoto waxay ii sheegtay in ay na meel ay aado garanayn ee ay tahay qof is ka dhibataysan meel […]
Riyada gabar dhabarka hab iga siinayso igana qaniinayso

Su’aasha: Asc waad mahadsan tihiin guud ahaan webka daruur Allah macak ilaahay ha ku xagido sheakh adigana sigaara waxaan ku riyooday anoo qol wayn wada seexanayno dad badan oo raga furaashyo ku seexanayno kabacdi anuu meelka mida qolkii u guuray oo ay iga soodaba guureen kabacdi gabadh aan ilmader nahay oo in ay hanti ka […]
Riyada hablo badan oo qurux badan oo cillaan marsanaya

Su’aasha: asc waad mahadsan tihiin guud ahaan webka daruur Allah macak ilaahay ha ku xafido sheakh waad noo hakar baxdee waxaan ku riyooday anoo meel socda ayay gabadhi ii yeedhay waxay igu tidhi telephonkaygii ayaan dayrkan saaray dushiisa markan guriga galayay waxaan kasoo qaaday qolfadii sare maxa dhacay waxan ku idhi itus halkad saartay waa […]
