Riyada buur adhi iyo jinacaan

Su’aasha: Asc waad mahadsan tihiin guud ahan webka Allah macak waxan ku riyooday aniga iyo gabadh buur dusheeda adhi la joogna meel wada dooga oo aanu jinacaan daawanayno anagoo qoslayna ayaanu dulfadhiisanay meel ay jinaani ka buuxaan oo aanu eegaynay Allah mahadle Jawaabta: Riyada waxa tilmaamaysaa barwaaqada aad heli doonto iyo nolol fiican iyo mustaqbal […]
Anoo geed fuulay iyo gabadh iga soo daba fuushay

Su’aasha: Asc xayyaa kumullah allah Hadin ilaaliyo sheakha iyo dhamantiinba Waxaan ku riyooday aniga oo wado socda ayay gabadhi iga soo horbaxaday anaan garanayn waan isa salaanay oon kaftanay gabadhyaro aad u qurux badan oo farxadi ka muuqato oo faraxsan kabacdi waan dhaafay waxaan fuulay geed dheer oo aad uqoyan oo wada green ah kabacdina […]
Riyada galmada gabar qurux badan

Su’aasha: Asc waad mahadsantihiin marwalba Farxadi guudkiina ha ahaato Waxaan ku riyooday anoo la isiiyay gabadh wadan kale joogta oo ay wadan kayga iigu timid Gabadh aad u qurux badan Oon dagnay hotel Hurdo oo sariirta si fiican oo qurux badan loo goglay Anagoo sariirtii galmo la samaynaya oonu aad u raaxaysanayo anagoo aad u […]
Riyada gabadh iyo waxaro yaryar

Su’aasha: Asc waad mahadsantihiin marwalba XAJAAKUMULAAH waxaan ku riyooday aniga oo lahadlaaya gabadh aad u qurux badan oo indho waawayn oo timo dheer oo madwleh oo aad u faraxsan oo qoslaysa ayay ila hadlaysay iyadoo dhex fadhida meelahan dumarka lagu qurxiyo arooskoda AMA xaflahadaha markay jiraan anigoo lahadlaya oo albaabka taagan ayaa waxaa soo galay […]
Riyada dumar aad u badanoo safaf dhaadheer

Su’aasha: Asc nabadgalyo korkiina ha ahaato goor walba waadku mahadsantihiin sida fiican ee dagdaga ah eed noogu fasirtan nooguna soo jawaabaysaan Allah macak waxaan ku riyooday anagoo wado socda ayaan loo sii maro xaafadayda ayaan waxaan wadada ku arkay dumar badan oo carab iyo African ba isugu jira oo laba safoo dhaadheer oo kala danbeeya […]
Riyada baasto iyo gabadh qurux badan

Riyada baasto iyo gabadh qurux badan Riyada: Asc mahadsantihiin Waxaan ku riyooday anoo Boosto iibsaday oo xaafad intaan tagay Kabacdi aan galay makhsin sariirwayni taalo oo go’ cadi ku goglan yahay Dhinaca kale ayaa waxaa sariirku jiiftay Inan aad u qurux badan oo mar aanu arimo guur isla soo qaadnay Iyadoo dharcad xidhan waan imid […]
