Riyada gabadh aad u qurux badan oo layidha FARAXA

Su’aasha: ASC ALLAH MAHADLEH WAAD KU MAHADSAN TIHIIN WAQTIGIINA QAALIGA AH EED NA SIISEEN ALLAH MACAK WAXAAN KU RIYOODAY GABADH AAD U QURUX BADAN OO INDHO WAAWAYN OO MEEL FADHIDA WAAN SALAMAY WAXAN KU IDHI WAAN KAA HELAY MAGACAA AAN IS BARANEE, IYADOO QOSLAYSA OO AAD U FARAXSAN AYAY IGU YIDHI MAGACAYGU WAA FARAXA WAAN […]
Riyada gabadh aad u qurux badan khudrad iibinaysa

Su’aasha: ASC ALLAH MAHADLEH WAADKU MAHADSAN TIHIIN WAQTIGIINA QAALIGA AH EED NA SIISEEN ALLAH MACAK WAXAAN KU RIYOODAY GABADH AAD U QURUX BADAN OON GARANAYO IYADA IYO LABAD OO YAR YAR OO SUUQA KU IIBINAYA KHUDRAD AYAAN U I MID WAAN SALAMAY WAANLA KAFTAMAY WAAN KA TAGAY WAXAA II YEEDHAY LABADII HABLOD EE YAR YARAA […]
Riyada dooxa iyo malabka shinida oo ka dhargay

Su’aasha: ASC ALLAH MAHADLEH WAAD MAHADSAN TIHIIN ALLAH MACAK WAXAAN KU RIYOODAY ANIGA IYO SAXIBKAY OO DOOXA OO DHIIDHI BADAN LEH KATALAABAYNA KABACDI GEED WAYNOO AAN FILAYO INUU GOB AHAA ANOO KA HELAY MALAB SHINIDIINA AY JOOGTO MALAB AAD U MACAAN MARKAASAN LAHAA SI AANAY KUU QANIININ WAJI KA AYAAN MARSADAY MEELO KA MIDA SHINIDIINA […]
Riyada guri aroosa iyo tuug iyo gabar dhar khafiif wadata

Su’aasha: Asc Allah mahadleh waanad mahadsan tihiin Allah macak waxaan ku riyooday anoo maqsin wayn oo aad loo qurxiyay dhex jooga gabadh aan aqaano oo ii soo gashay iyadoo dhar qafiifa xidhay galmo ayay rabtay Ana waan ka diiday waliba waxan u sheegay inan guursan rabo albaabkii qolka Kala furay wuu dhacay albaabkii oo gudaha […]
Riyada aragtida ayeeyo wayn oo kuftay iyo gabar qurux badan

Su’aasha: Asc waad mahadsan tihiin guud ahaan webka daruur Allah macak waxaan ku riyooday anoo salaad maqrib kusii socda ayay islaan wayn oo ayeeyo ahi wadada ku fuftay waankusoo noqdoo waan kiciyay wwaxan waydiiyay xagay ku socoto waxay ii sheegtay in ay na meel ay aado garanayn ee ay tahay qof is ka dhibataysan meel […]
Riyada gabadh aad u qurux badan oo naasaha is saartay

Riyada gabadh aad u qurux badan oo naasaha is saartay Riyada: Asc waad mahadsan tihiid gud ahan webka gaar ahan culimada sida sharafta badan ee cilmiga waynle kor ilaahay ha idiin qaado Allah macak Waxan ku riyooday anoo furaash ku jiifa ayaa waxaa ila joogtay gabadh aad u qurux badan ilaa xad oo indho waawaynle […]
Waxan ku riyoday anigoo gabar qurux badan aanan garanayn habsiinaayo

Su’aasha: Ok ASC gudomiye waxan Ku riyoday anigoo gabar qurux badan aanan garanayn habsiinaayo nin Aya INA ah joogay mana ahayn arinkale wayna Iska faraxsanayd waxay Ila ekeed qof school EY ah. Jawaabta: Qofka ku riyoodo gabar qurux badan iyadoo ay qoorgalainayso ama habsiinayso waxaa lagu fasiraa inuu goor dhow gabar guursan doono, sidoo kale […]
