Riyada gabar waraabe iyo eey wadata

Riyada gabar waraabe iyo eey wadata

Riyada gabar waraabe iyo eey wadata Riyada: Asc wllo waxn xaley ku riyodey gabadh an saxib ahan jirnay oon la joogo gurigoda WADA dhira qurux badna marka saxib ayan mudo so aheyn hada ma nihin walalnimo kaliya naga dhaxeysa gurigodu dhabta bu aha Kan riyada ku arkayey markan gurigoda saa ugaso baxney waxay wadatey ey […]

Riyada qaniinida ayga xun ee uu qaniinayo saaxiibkaa

Riyada qaniinida ayga xun ee uu qaniinayo saaxiibkaa

Su’aasha: Waxaan ku riyooday anoo la fadhiyo saaxiibaday kadibna waxaa ushisheeyey saaxiibkay , inankaas moobilbuu isticmaalayay waxaa meeshii soo maray ay farabadan inankii wuu iska foodhiyay isagoo moopilka ku fooraro oo Dan iyo muraadtoona kalahayn aygii udanbeeyey isagood moodo dacawo xanaaqsan ayuu ku soo booday oo garabka ka qaniinay Ana waan aryay intaa kadibna waxaan […]

Riyada eey guduudan oo gabar la qabo jirkeeda taabanayo

Riyada eey guduudan oo gabar la qabo jirkeeda taabanayo

Riyada eey guduudan oo gabar la qabo jirkeeda taabanayo Riyada: Asc wll allaha ku barakeyo Maxa lugu fisira riyada eey guduudan oo qorta ka cad kidibne qofka madaxa iyo dhabarka ka taabanayo qofkina u leyahy wuu inijasey. Waxa ku riyotay haweeney xaas eh Jazakaallh. Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa qof xun inuu daba socdo qoftaas oo […]

Riyada dhul barwaaqo ah oo aad u qurux badan

Riyada dhul barwaaqo ah oo aad u qurux badan

Su’aasha: Asc Allah mahadleh waad mahadsan tihiin webka Allah macak waxaan ku riyooday dhul barwaaqo ah oo loo dalxiis tago waxaan arkay laba ay ayaa I hor socday oo doogu qarinayo mid Baan musbaar yar ku tuuray oo ku dhacay way yaaceen hadana waxan arkay ay LA dilay oo dhiig le waan socday waxaan arkay […]

Gabar ku riyootay iyadoo gubaysa wiil eeyna ku diraysa

Gabar ku riyootay iyadoo gubaysa wiil eeyna ku diraysa

Su’aasha: ASC DURDUR MELWALBO OO AAD JOOGTAAN WAAN IDIIN SALAMAY /GABAR AYAA WEXEE IGU DHAHDAY WAXAAN KU RIYOODAY ANIGOO KU GUBAYA ADIGOO QOLKAAGA KUJIRTA WAADNA DHIMAN WEYSAY KADIB EEY AYAA KUUGU DIRAY EEGAASNA WUU KU CUNAYAA ANIGA MARKAAS AYAA QEEYLINAYAA AYEE IGU TIRI WAXAAN DHAHAA ILLAAHOOW RIYO KA DHIG ADIGUNA EEYGIIBAA KU DILAY AYADEEY AYAA […]

Fasirka riyada eeyga madow guriga ku jira

Fasirka riyada eeyga madow guriga ku jira

Fasirka riyada eeyga madow guriga ku jira Riyada: asc walal waxan ku riyooday abehey oo eey madow oo weyn daaqada iga soo gelinayo eyga wuxu dhex joga qolka ilmaheyga meshu iska fadhisanaya nama wax yelenayo anigana aan aad uga baqaayo abeheyna uu bananka darjiin ah fadhiyo….. barakalah walal isoo fasir riyadas aad beey ii kurbeeysay. […]

Riyada nin toorrey wata oo gabar kufsan raba

Riyada nin toorrey wata oo gabar kufsan raba

Su’aasha: Riyadan maxa lagu fasiri karaa gabar oo nin bursanayo iyadoo  ooynayso wuxuuna ka rabaa inuu xoogo wuxuu wataa toorey iyadana cabsi daran ayaa haysa oo ay la jareynayso, qol ayay galaysaa markaas ayuu dharka oo dhan ka dhigayaa iyadoo qaawan ayay kasoo cararaysaa waxyna dareemaysaa culays daran lugaha ma qaadi karto, ninka tooreyda wato […]