Anoo awood lagu duulo yeeshay ayaan riyo ku arkay

Anoo awood lagu duulo yeeshay ayaan riyo ku arkay

Su’aasha: Asc waad mahadsantihiin marwalba ilaahay ha idin dhawro waxaan ku riyooday aniga oo duulaya dhul barwaaqo ah oo aad uqurux badan geedaha dushooda marna soo dagaaya hadana duulayoo awood u leh inuu duulo oo uu tago meeshuu doono waliba anagoo aad u faraxsan hadana magaalada dhexdeeda anoo sxbaday lajooga hadana katagaayoo ISKA duulaya iyagoo […]

Riyada duulidda iyo cillaanka iyo dhalmada gabadha

Riyada duulidda iyo cillaanka iyo dhalmada gabadha

Su’aasha: Walal su.aal kle ayaan qabaa oo riyada ku saabsan idinkoo mahadsanid Walal waxaan ku riyoodaa anoo duulaya sida shinbirta oo hawada iska heehaabaya samadana aan gaadhayn inta dhexe iska duul’duulaya. Waxaa kaloon mar walba iyana kuriyoodaa anoo cilaan marsanaya oo aad ula qushuucsan quruxda culaanka aan marsaday. Waxaa kaloon ku riyoodaa anoo gabdh dhalay […]

Riyada anoo kor la ii dafaayo oo kabaha iga kala lumayaan

Riyada anoo kor la ii dafaayo oo kabaha iga kala lumayaan

Riyada: Waxaan ku riyooday xaley anoo socdo wado u dhow gurigeyga markaas baa hal lug aan ku socdaa waana lugta bidix hadaan lugta midig dhulka saaro waxaan dareemayaa inay lugtayda maaso ka kaceyso sidii aan sidaas u ahaa halmar baan lugtii dhulka saaray waaba waxbaa kor ii qaatay kabihiina waa iga kala lumeen riyadaas maxaa […]

Riyada anoo duulaya hadana cagahahayga dhulka ka qaadanyihiin

Riyada anoo duulaya hadana cagahahayga dhulka ka qaadanyihiin

Riyada anoo duulaya hadana cagahahayga dhulka ka qaadanyihiin Riyada: Walaal waxaan xaley ku riyooday ani iyo waxaan isla soconay gabar habaryartay dhashay oo la qabo igana weyn, marka waxaan dhex soconay laamiga, markaasaa anagoo sii sheekeysaneyno ayaa baabuur caasi ah sigay balse anaa daf intaa siiyay ka hor wareejiyay laamiga markaase ii mahad celisay cabaar […]

Riyada soo dhicitaanka iyo duulimaadka

Riyada soo dhicitaanka iyo duulimaadka

Waxaa jira arrin aad ugu soo noqnoqota qofka taasoo ah riyada soo dhicitaanka iyo riyada duulimaadka. Saan horay usoo sheegnay qofka marka uu riyo arko waa in la eegaa xaalkiisa siduu yahay hadduu yahay rag ama dumar ama qof doob ah ama qof xaas ah dhilinyar ama waayeel waxaasoo dhan fasiridda riyadab saameys ayuu ku […]

Riyada duulitaanka maxay noqon kartaa

Riyada duulitaanka maxay noqon kartaa

Riyada duulitaanka maxay noqon kartaa Su’aasha: Riyada qofka haduu arko asoo duulduulaya maagalada ayuu kor duulayaa sida shinbirta oo kale mana soo dhacaayo mana cabsanayo ilaa wuxuu gaarayaa daruuraha waxaana u muuqda xidigaha bal fasirka riyadan maxuu noqon karaa. Jawaabta: Riyadan waxay tilmaamaysaa inaad meel sare gaari doontid xagga aqoonta iyo awoodda, dantaadana ay kuu […]