Riyada balanta madaxwaynaha

Su’aasha: Asc Allah mahadleh waad mahadsan tihiin jasakumulah khayr waxaan ku riyooday anoo la balanSan madaxwaynaha oo ugu tagay beer aad u wayn oo wada doog ah waan galay si wanaagsan ayaa LA iisoo dhaweeyay madaxwaynuhu wuu jooga soo soco soo dhawow ilaaladii igu yidhaadeen u gal soco waayahay kabacdi biyo aan ku luqluqdo ayaan […]
Riyada beerta xildhibaano iyo macalimiin

Su’aasha: Asc Allah mahadleh waad ku mahadsan tihiin sida ugu wanagsan eed noogu hakarbaxdaan Allah macak waxaan ku riyooday anoo ay ila joogaan xildhibaano barlamanka ah oon sheekaysanayno iyo macalimiin oo beer qurux badan oo green ah oo doogle aad u dheer ay nadiifinayan macalimiintu si aan u fadhiisano oo ay doogii iyo dhir dhaadheer […]
Riyada dhul barwaaqo ah oo aad u qurux badan

Su’aasha: Asc Allah mahadleh waad mahadsan tihiin webka Allah macak waxaan ku riyooday dhul barwaaqo ah oo loo dalxiis tago waxaan arkay laba ay ayaa I hor socday oo doogu qarinayo mid Baan musbaar yar ku tuuray oo ku dhacay way yaaceen hadana waxan arkay ay LA dilay oo dhiig le waan socday waxaan arkay […]
Riyada anoo dhex socda labo gabdhood

Su’aasha: Asc bahda daruur Jazakaallh Waxan ku riyooday ani io laba gabdhod io walalhood io walalkey wana ilma yaryar labadii gabdhood mid ka mid eh aya so bax igu dhahde waan so race marki inyar la socday ayaan ka tilaaba dheerey waxan ka daba tagay gabadhi kale ayadane soo labo mana raaceysid aye igu dhahde […]
Riyada guri wayn wada dhir ah oo qadiimi ah

Su’aasha: asc waad mahadsan tihiin guud ahan webka daruur Allah macak waxaan ku riyooday anoo tagay guri bari hore iigu danbaysay xaga riyada oon leeyahay waan soogalay dayrkii gudaha ayaan usoo galay waxaan furay gurigii waxaan hadana fur furay dhawr qol waxaan ku arkay alaab hido iyo dhaqanoon lahaa oo qol dhex yaala waan qoslay […]
Riyada salaada meel banaan oo wada dooga

Su’aasha: waad mahadsan tihiin guud ahan webka daruur Allah macak waxaan ku riyooday anoo ku tukanayo meel banaan oo cidlo ah oo wada dooga iyo dhir cagaan oo buuro yaryarle oo aad u qurux badan Allah mahadle. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad gaarayso muraadkaaga, salaadda guud ahaan waa khayr iyo xaqiijinta ujeedooyinka, waa camalka ugu […]
Anoo geed fuulay iyo gabadh iga soo daba fuushay

Su’aasha: Asc xayyaa kumullah allah Hadin ilaaliyo sheakha iyo dhamantiinba Waxaan ku riyooday aniga oo wado socda ayay gabadhi iga soo horbaxaday anaan garanayn waan isa salaanay oon kaftanay gabadhyaro aad u qurux badan oo farxadi ka muuqato oo faraxsan kabacdi waan dhaafay waxaan fuulay geed dheer oo aad uqoyan oo wada green ah kabacdina […]
