Riyada dharkaaga oo dhar kale ku milmaya

Su’aasha: asc waxan ku riyooday ayado 7 dirac oo bati ah aan leeyhay ee ku dhex milmayan baatiyaal kale oo meel tuuran lona diyariyay in la dhaqo kadib kuwayga ka dhex raadsada la i dhaha intan raadiska waday waxa arkaya baatiyaal kuweyga ka qurxoon waxa isku dayaya inan kuwas qato oon kuweygii iska dhafo goobti […]
Riyada khamiis layga qaadanayo muxuu noqon

Riyada khamiis layga qaadanayo muxuu noqon Riyada: Asc wll waan idin salaamay. Waxan ku riyoday anigu saxiibkay qamiis buluug ah iga qadanayo, kadib anaa intaa u tago ka soo qadanayo midkiisa ah iyo kaygaba si aarguudasho oo kale…. maxay ka turjumi kartaa ? Mahadsantihiin Fasirka: Waxaa dhici karta riyadan inay ku fasiranto qofkaas inaad wax […]
Fasirka riyada raadinta dharka

Fasirka riyada raadinta dharka Riyada: Waxaan ku riyooday aniga oo dhar daydayaya kadipna dadku igu qoslayaaan oo aanay waxba iga qaban karayn. mudo ayaan radinayaa waxan xidhanay shay gaaban. Fasirka: Riyadaada waxay tilmaamaysaa inaad raadinayso gabar aad guursato oo kuu qalanto, waxaa laga yaabaa inaad qabto ama ay ku rabto gabar aan kuu qalmin, […]
Riyada iibsashada dharka cusub

Riyada iibsashada dharka cusub Su’aasha: Asc Waxan ku riiyooday anoo dhar cusub gadanaya marka maxay noqon karta dharka cusub aan gadanaya waan ku faraxsana gadasha dharka. Jawaabta: Riyadan waxay tilmaamaysaa inaad guursan doonto gabar bikro ah, dharka waxaa lagu fasiraa guur illeen guurka qofka ayuu asturaa, haddii aad tahay nin aan wali guursanin waxaad u […]
Riyada gabar qurxoon oo dahab xiran

Riyada gabar qurxoon oo dahab xiran Su’aasha: Riyada naagta qurxoon maxaa lagu fasiraa qofka haduu arko gabar qurxoon oo dhar fiican xiran sidoo kale dahab aad u fara badan maxaa lagu tilmaami karaa fadlan fasir ayaan idinka rabaa. Jawaabta: Riyada gabadha qurxoon waxaa lagu fasirra hanti adduun guud ahaan dumarka waa adduunyo, marka ay qurxoon […]
