Anigoo madax ciidan ah riyada maxay tahay

Anigoo madax ciidan ah riyada maxay tahay Su’aasha: Asc iga raali ahaada Noona dulqaado hadaan qoraal dheer soo dirno Riyada anigoo gobol kamida gobolada wadankeenii safar u aaday magaalo yaroo aanan hore u arag Kabacdina magaaladii maqaaxi shaah ka cabaaya Kabahana baalashaystay kabacdi kabacdi baalashlihii intaan lacag iskutala u dhiibay baaqigii ISKA Qaatay kabacdina shaahii […]
Riyada adoo kab la’aan ah waa maxay

Riyada adoo kab la’aan ah waa maxay Su’aasha: Waxaan laba habeen oo isku xigtay riyo ku arkay anoo caga cadaan soconaya habeenkii koowaad waxaan isla soconay aabahay markaas baa kabtii iga go’day anoo kaba la’ ayaa tukaan aabo kabo dacas ah iiga gadaayey habeenkii kalana waxaan ku riyooday anoo ordaayo oo kabihii iga lumeen riyadaas […]
Riyada dharkaaga oo qof kale xiranayo

Riyada dharkaaga oo qof kale xiranayo Su’aasha: Slam, Waxan ku riyooday dharkaygii oo uu qofkale xidhay . Jawaabta: Qofka hadduu ku riyoodo dharkiisa oo qof kale xirtay riyada waxay tilmaamaysaa xiriirka iyo jacaylka ka dhxeeyo labada qofood. Marka riyada guud ahaan waxay tilmaamaysaa xiriir fiican, haddii nin iyo naag ay yihiin waxaa dhici karta in […]
Fasirka riyada daadka biyaha badan wata

Su’aasha: Asc walal maxay noqon kartaa riyada daadka biyo badan oo magaalada rusheeyey marka kadib baa ku dhex arkay biyaha walashey oo towel ama shukumaano gaduudan oo ay leedahay oo daad kii ka qaaday kasoo ceshatay. Thnks Jawaabta: Daadka wuxuu tilmaamayaa cudur inuu imaan doono meesha uu soo gaaray, ama wax kale oo dhibaato wata, […]
Riyada dhiiqada qofka soo gaaraysa

Riyada dhiiqada qofka soo gaaraysa Su’aasha: Asc wllo. Asc wllo xalay waxan ku riiyooday anoo dhiiqo ku dhex jiiro waxana watay shaatii cad wuuna iga wasaqow saiid. Marka fasirka riiyada dhiiqada qofka ku dhex dhaca maxay noqon karta. Jawaabta: Riyada dhiiqada ama dhooqada ma fiicna waxay tilmaamaysaa murugo iyo walbahaar aad u daran, sidoo kale […]
Riyada qof aad sugeyso oo kaa tagayo

Su’aasha: asc walal marka hore ilah baa mahad leh oo i wafajiyay inan ani iyo ehelkeyga meshan kuso gudbino riyoyinkena kdbna aan xaqiiqdona aragno alh marka xigta qofka waqtigiisa na sisay nona faideyay walal mahadsanid …… walal waxan ku riyooda ninkeyga oo labisan xirana isku joog bluug oo na rabo inuu abihiis aado marki lagaaro […]
Fasirka riyada marada cad waa maxay

Su’aasha: asc walal waxan ku riyooday ayado wiil aan aqano balse muqal qof kale leh oo guriga igu imanayo salan kadib wuxu ibinaya goayaal huudhey ah oo aad u qurux badan go.yasha waa wada cadaan dil dilmo leh midkastana fodarahiisa wado ada u rabanoya waxanse leyahay hada goayal waa i yalan ee markala ka qadana […]
