Fasirka riyada seexashada isbitaalka

Su’aasha: Asc walal waxan ku riiyooday anaa xanuunsan oo isbitaal la i geeyay kadib dhaqtarka marka uu ii baaray meesha uu dawa ii qoeri laha wuxuu isoo qoray 3 suuraat oo quranka ku taalo. kuwaas waxay kalaa yihiin 1. Suuratul Fatixa 2. Suratul Kaaf 3. Suurtaul Majadale (Qasimacala ) waan fahmi wayay riyaadas ma geeri […]
Fasirka riyada isbitaalka iyo dhakhtarka

Fasirka riyada isbitaalka iyo dhakhtarka Riyada: Asc walal Waan idiin salaamay marka hore salaan kadib Xaaskeyga waxay ku riiyootay ayada xanuunsan isbitaal loo qaaday marka Dhaqtarka loo geeyay wuxuu dhahay waxad aqrisata 3 Suuradaha oo quraanka ku taalo kuwas oo kala ah. 1. Suratul Fatixa 2. Suratul Mujadala 3. Suratul Kaaf Fasiirka Riyada macna nooce […]
