Riyo dahab la iga xadayo

Su’aasha: Asc ramadan kareem wxn ku riyooday xili guriga dad ehelka ah buxan aa roob imanyo roobki aa ani keligee ku qawesana dadki oo dhana waa fadhiyan marku robki dhamado waxa soo ag fariisana mamo wexey i leedahay maxa dahabkan wa weyn kuu xiray ano firin dahabki a waxan dhaha cadi waye waaxan soo adaya […]
Waxaan ku riyooday hooyadey wiil yar silsilad dahab u xirtay

Su’aasha: Asc waxan ku riyoday hoyadey oo silsilad dahaba u gaday wiil yar onan garanen marki weyna u xirtay islamarkina weygoday silsiladi Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa hooyadaada inay hanti heli doonto oo ay dad badan u kaalmayn doonto, silsilada dahabka ay u xirayso cunuga yar waa hanti ay hooyadada heli doonto, laakin waxaa riyada ku […]
Riyada saacada dahabka ah oo gabar gacanta iigu xirtay

Su’aasha: Asc isku soo noqod wanaagsan, waxaan ku riyooday gabadh caruur ilmader nahay dhashay oo maraykanka joogta ayaa waxay ii keentay hadiyad saacad aad u qurux badan oo ay gacanta midig iigu xidhay, kabacdi anoo masjidka sii galaya ayaan saacada eegay waaba dahab ayay ka samaysan tahay waan LA yaabay aadna waan ugu farxay, Allah […]
Riyada sabiib lacagta dahabka lagu gadanayo

Su’aasha: Asc wll gabar ayaaa ku riyootay iyadoo dhagax dahaba waxaa lagu gaday lacag lacagtii waxaa paguso gatay sabiib maxaa lagu fasiri karaa. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa barwaaqo iyo khayr inay heli doonto gabdhaas, sabiibka waa arsaaq aan lasoo koobi karin waa nolol barwaaqo leh. Waxaa kaloo riyada ay noqon kartaa lacag si fudud lagu […]
Riyada god wayn oo dahab ka buuxo

Su’aasha: Asc Allah mahadleh Waad mahadsan tihiin Allah macak Waxaan ku riyooday anoo dhex jooga god wayn oo uu dahab saafiya oo kuus kuusani kabuuxo in taan dhex galay dhex jooga oo aad ugu faraxsan dahabka aan helay awgeed Allah mahadleh. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa imtaxaan adduun, dahabka waa wax naftu ay jeceshay marka riyada […]
Riyada dahab lumay iyo ukun digaag madow kasoo baxayo

Su’aasha: waxaan ku riyooday aniga oo dahab helay oo baca ku ritay kadib markaan socday wuu iga lumay kadib waxaan helay hal xaboo cagaaran ama doog isbiraad ah Kadib waxaan ku riyooday waa isku mar uun anaga oo ukun intaan jabiyay haad cun tid is leh ayaan waxaa iga ga Soo baxay ukunta guda heeda […]
Waxaan ku riyooday anoo helay 3 xaboo dheeman ah

Su’aasha: Asc Allah mahadleh Webka Daruur waa adeega shacabka loogu kalsoonida badan yahay Waananu jecel nahay Allah macak Waxaan ku riyooday anoo helay 3 xaboo dheeman ah oo leh dhibco dhibco sida laa dhuuda ah oo tusaya oo iyaguna LA yaabay oo ay qireen aadna waan ugu faraxsanaa Allah mahadleh. Jawaabta: Qofkii dheeman riyo ku […]
