Riyada anoo saacad qurux badan iibsanaya

Riyada anoo saacad qurux badan iibsanaya Riyada: Asc waxaan ku riyooday aniga oo saacad qurux badan iibsaday oo qiimaheedu yahay 21 kun waanan xidhay waanan ku faraxsanaa aad Allah mahadle. Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa inay kuu soo dhowaadeen arrimo aad rajayn jirtay oo aad ka fikiri jirtay waqtigooda ayaa soo dhow, riyada saacadda qaaliga ah […]
Waxaan ku riyooday anoo helay dahab aad u fara badan

Su’aasha: waxaan ku riyooday anoo helay dahab aad u fara badan oo bac ku jira waxaan ka helay dhulka Allah mahadle. Jawaabta: Riyada dahabka badan waa khayr badan, qofka hadduu yahay arday wuxuu helayaa aqoon badan hadduu ganacsade yahayna wuxuu helayaa hanti fara badan, dadka qaarna wuxuu u noqonayaa murugo.
Riyada qof dhintay dahab u xiraya gabadhiisa

Su’aasha: Asc walal waxan ahay gabar waxa Iga dhintay abahay aan aduunka ugu jecla 24/3/2021 walal abahay marwalba salaad tukaado waan uu duceya qalbigayga Kama baxo xalay ayeeyday aanla nolahay waxay ku riyotay abo oo dahab ii xiraya iyadana wuu siyaay riyadas fasirkeda mexey tahay plz iso jawaaba. Jawaabta: Riyadan waa riyo bishaaro ah, waxay […]
Riyada qofka asoo la siinayo dahab iyo doolar

Su’aasha: Asc wllo. Asc wllo Xalay waxan ku riiyooday nin aan maalin hore weydiistay in uu ii caawiyo ayaan xalay riiyo ku arkay asaga oo siinaya lacag shan boqol dollar oo u dhiganta 2 shiling oo dahab midabkiisa jaale balse wuxuu leeyahay safaro waxay ku noqonaysa $500 intas kugu caawiyay anigana ka dalbaday Week hore […]
Qofka ku riyooda asoo heysta dahab badan

Su’aasha: Asc walal salan qaaliya kugu salaamay riyadan ii fasir allaha qeyr ku siiyee waxan arkay anigoo heysta dahab aad u badan oo koombooyin igu jiran oo koombada xermi la’dahay. Jawaabta: Riyadaada waxay tilmaamaysaa inaad ku guulaysan doonto nolshaada, waliba si aan caadi ahayn, waxaa laga yaabaa inaad yeelan doonto mustaqbal weyn oo muhim kuu […]
Riyada gabar qurxoon oo dahab xiran

Riyada gabar qurxoon oo dahab xiran Su’aasha: Riyada naagta qurxoon maxaa lagu fasiraa qofka haduu arko gabar qurxoon oo dhar fiican xiran sidoo kale dahab aad u fara badan maxaa lagu tilmaami karaa fadlan fasir ayaan idinka rabaa. Jawaabta: Riyada gabadha qurxoon waxaa lagu fasirra hanti adduun guud ahaan dumarka waa adduunyo, marka ay qurxoon […]
Fasirka riyada dahabka badan

Fasirka riyada dahabka badan Riyada: Asc walal Waad Mahadsantihiin Marka hore kadib waan idin salaamaya Xalay waxan ku riyooday aniga iyo qof aan aqoonin in aan Dahab badan helnay balse markan dahabka helnay waxan dareemay cabsi badan waxay igu noqotay inan dahabka soo xaday camal la i ceyrsanaya waxana ilaalo badan ka hayay dahabka. F.G: […]
