Riyada xaaska oo gacmaha iga jarayso anoo caruurta barkad kula jiro

Su’aasha: Asc. Walaal aad baad ugu mahadsan tihiin shaqada wanaagsan aad bulshada u haysaan. Walaal waxaan ku riyooday anoo barkada dabaasha caruurtayda kula dabaalanayo oo barayo dabaasha aadna ufaraxsan, xaaskayga oo barkada banaanka ka taagan baa gacanta midig muruqa iga goynaysa xanuuna ma dareemayo gacanta markay i jartay xataa ee waaba faraxsanahay bidixna waa igoysay […]
Gabar ku riyootay iyadoo ilmo yar ciyaarsiinaysa

Su’aasha: Asc wll allaha ku barakeyo waxan ku riyooday anigoo ilmo yar ciyaarsiinaya aya waxa maqlay qof iga daba dhahayo waxan dhahay wan la hadle wan ujedi waye codkii ayan aqonsaday waa gabar aanu wax isla barano waxey ku dhex jirtaa boorsada dharka ciyaalka dharka aye isu dhax qarisay kidib hal mar aye soo booday […]
Waxaan ku riyooday anoo dugsi quraan u waday 2 caruur ah oo aan dhalay

Su’aasha: Asc walaalaha waad ku mahadsantihin shaqada aad u hayaan bulshada jazakslah kheyr waxaan ku riyoodey dugsi ii dhaw anoo 2 caruur aan dhalay geyay aad bay u yaryar yihin si aan u weheliyo baan la fariistay waa haben nin aan macalinki ahayn baa meel qol ah ka soo baxaya oo suli bananka ah buu […]
Gabar ku riyootay iyadoo ilmo yar cayaarsiinaysa

Gabar ku riyootay iyadoo ilmo yar cayaarsiinaysa Su’aasha: Asc wll waxan ku riyodey ano haya ilmo yar oo buuran oo qurux badan hooyadina nala joogto aniga ciyaarsinayey waxn u xidhayey saacad gacanta lagu xirto mahadsanidin. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa farxad iyo wanaag inay kuusoo dhow yihiin riyada qabashada ilmaha yaryar waa riyo fiican oo khayr […]
Riyada gabar saaxiibtayda oo ii xanaaqsan iyo caruur jaranjaro ka dagi la’

Su’aasha: Wll Riyaadn ii fasir waxaan ku riyooday anoo meel laamiya ka adeeganay watana gabar yar iyo wiilyar gacmahaya ila socdaan ayaa waxa ii timid gabar aan saxiibo nahay waxay itiri kalay dukaanka ii rac waxan dhahay caruurbaa ilasocota way ibariday waana raacay kadib meel jaran jar ah ayaan fuulay caruurtaa iiga dagan wwyday waxaan […]
Gabar ku riyootay iyadoo dhashay sedex caruur

Su’aasha Asc walaal waxaan rabaa In aad riyo ii fasirto wali la ima guursan waxaan ku riyooday anoo dhalaaayo sadex cunug fooshana alle iguma dhibin si fudud ayan ku dhalay ilmihi aan dhalay ayaa cunug Ka mid ah waxaa qadaneeso naag aan isku Mel joogno oon aqaaan oo hada isku mel ayaan joogna safcn ayaan […]
