Riyada masas guriga ku jiro maxaa lagu fasiraa

Riyada masas guriga ku jiro maxaa lagu fasiraa Su’aasha: Waxaan ku riyooday anoo dhex taagan guri ay ka buuxaan masas waaweyn iyo kuwo yaryar, masaska waaweyn guriga gudihiisa oo kore bay ka soo laalaadaan kuwa yaryar guriga bay meel kaste daadsan yihiin waxayna intooda badan isku dayayaan inay i cunaan ama i qaniinaan. Jawaabta: Riyada […]
Riyada cabsida leh maxay calaamad u tahay

Riyada cabsida leh maxay calaamad u tahay Waxaa la sheegay qofka la sixray ama il hayso wuxuu arkaa riyooyin cabsi badan leh. riyooyinkaas oo ah kuwa aan loo adkeysan karin qofka hurdada ayuu kasoo boodaa wuxuuna dareemayaa naxdin jirkiisana wuxuu ka arkayaa dhidid badan Sixirka qofka qaabab badan ayuu uga soo muuqanayaa, waxaa ka mid […]
Riyada nafta dhaawac u geysata

Riyada marka ay tahay mid u xun dadka qaar waxay u geysataa dhaawac nafsi ah. Riyooyinka xun xun siiba kuwa qof si kedis ku arko oo uu naxdin lasoo boodo isagoo wadnihiisa aad u shaqeynaya. Riyooyinkaas inta badan waxay la xiriiraan cabsi iyo walwal uu qofka ku sugan yahay, inta badan waxaa arko dadka naftoodiya […]
Astaamaha Riyada Shaydaanka lagu garto

Astaamaha Riyada Shaydaanka lagu garto Riyada axaadista sida ay Sheegtay waxay ka timaadaa labo meel meesha koowaad waa xagga Ilaahay, riyadaas waa mid suuban sida axaadiista ay ku sheegtay. Waana riyo bishaaro xambaarsan, waana riyo dhab ah, ama riyo digniin ah, oo addoonka Ilaahay lagaga digayo waxyaalaha qaarkooda. Riyada kale waa midda ka timaada xagga […]
Riyooyinka argaggaxa leh The disturbing dreams

Dreadful dreams come as a result of constant anxiety Riyooyinka cabsida leh inta badan walwalka joogtada ah ayaa keena Riyooyinka argaggaxa leh sidee looga badbaadaa Mararka qaarkood qofka wuxuu arkaa riyo naxdin leh waxaa laga yaabaa inuu arko isagoo meel sare kasoo dhacay ama isagoo la dili rabo oo mindi loo wato sidoo kale wuxuu […]
