Riyada cabsida badan leh maxaa lagu fasiri karaa

Su’aasha: SCW qofka mararka qar wuxuu ku riyoonaa riyo cabsi lix sida asoo meel kasoo dhacaayo ama gaari dhufanayo ama mas qaniinayo ama guriga uu ku jiro gubanayo asoon ordi karin qofka ridas markuu arko wuxu soo toosaa asoo wadnaha garacmayaan marka maxaa la dhihi karaa riyadaa? Jawaabta: Riyada cabsida leh inta badan shaydaan ayay […]
Qofka marka uu jiifo indhaha aan furi karin

Su’aasha: asc walaal waxaan in muda ah isku arkay markan hurda kasokici rabo intaan kicin ka hor waxaan arki jiray inaan indhaha kala furi waayo muda daqiiqad camal ah aan rafaado quraan aqristo Kadib anoo haraadsan oo wadnaha zaid igaracmayo ayan kici jiray riya inay tahay iyo in caadi ay tahayna waan kala saari waye […]
Riyada lo’da i cersaneysa waa maxay

Su’aasha: asc waxan ku riyooday anigo lo,o ama sac ifijisanayo sac geesa waweyn ugu dambeynti geed ayan ka fuulay wuu iga daba imaday asago ordayo geesihiisa ayuu ila so laacay wuu igariwaye dad ayaa iga celiyey. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa duruufo adag inay kugu soo socdaan xagga qarashka ama dhaqaalaha, laakin dad ayaad heli doontaa […]
Anoo hurdo soo jeed ah ayaa wax ijiidanaayo anna waan qaylinayaa

Su’aasha: Asc sxb sare waanku salaamay dhawaanahan waxaan isku arday markii la gaaro layl barkii ama sagaalka saac anoo hurdo ku jiro baa waxaan dareemaa in wax i jiidanaayo xaley baa ugu dambeyse anoo wax inay i ceejiyo rabaan aan xoog usoo kacay intaan hurdada ku jiray waan qaylinaayey balse qayladeeda codka kama soo bixin […]
Riyada dad cudurka aydhiska qaba oo aan ka cararayo

Riyada dad cudurka aydhiska qaba oo aan ka cararayo Riyada: Waxaan ku riyoodey anigoo magaalo Bad leh tagey oo ay guryo ku dhaxyaalaan bada dhaxdeeda markaasaan quf weydiyey waxa la iisheegey in ay tahay meel dadka HIV ga qabo lagu xanaaneeyo kadib ayaan kasoo tagey markaasaan waxaan arkey dad isoo bursanaya oo in ay HIV […]
Riyada dad badan kusoo bursanaayo

Su’aasha: asc wlaalaha daruur melkasta aad jogtan saln kadib waxa rabaa riyada ah aniga oo laibursanaya waliba dad aad utiro badan hadana aan kacararaayo mana layso qabanayo mesha laygu racdaysanayona waan bartay waayo weyigu so lalabata marmarna mela kale ayan mara maxay fasirta riyadaas waxan sokaca anigo daal iyo oon farabadan ihaayo waliba marka hurdada […]
Riyada aadan ordi karin adoo lagu daba socdo

Su’aasha: Bahda webka Daruur waad ku mahadsan tihin sida aan noogu adeegaysan aad ban uga helay webkan qimaha badan, runtii webka dad badan ayaa u bahan su’aal ayan qabaa oo ah riyada qof kusoo racdaysanaya oo aadan ordi karin maxaa lagu fasiri karaa dadka dhan way kaa ordayaa kaligaaga ayaa soo haraya. Jawaabta: Riyada noocaan […]
