Dhul barwaaqo ah maxaa lagu fasiraa

Dhul barwaaqo ah maxaa lagu fasiraa

Su’aasha: Asc ilaahay ha idin ilaaliyo marwalba 1 waxaan ku riyooday anoo jooga meel banaanoo buuro yar yar le oo dooga iyo dareemadu misigta kuu qabanayaan oo wada green ah oo aad uqurux badan oo ay xoolo daaqayaan siiba adhi 2 waxaan ku riyooday anoo dhex socda meel hawda ama kayn ah oo geedo waawaynle […]

Riyada beer waynoo aad u baxday oo dhali rabto

Riyada beer waynoo aad u baxday oo dhali rabto

Su’aasha: Asc waadku mahadsantihiin marwalba waxan ku riyooday aniga oo jooga beer waynoo baxday oo qurux badan oon u umalaynayo in ahayd galay ama hadhuudh waan dhex fadhiistay waanan daawanayay anoo faraxsan Allah mahadle. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysa inaad heli doonto mustaqbal aad u wanaagsan, hanti kugu filan iyo nolol fiican, riyada beerta waa riyo […]

Riyada abuuridda beerta maxay noqon

Riyada abuuridda beerta maxay noqon

Su’aasha: Asc waxan ku riyoday anigoo gari yar kaxenaya waxan wadada ku arkay naag wan gudbay dhaafay waxaan aaday tuulo yar Waxana ila socda qofkale ama laba qof aan garanayn wax dhibahna ma aysan jirin lasocdkoda waxan u tagay nin gurigisa barxadiisa ku beeraarya beer yar waxan donay inan arko u dhawado waxuna igu yiri […]