Riyada lisidda ariga maxaa lagu fasiraa

Riyada lisidda ariga maxaa lagu fasiraa Riyada: ASC walaal waxan ku riyooday anoo lisaayo neef ariya kadibne caanihi ay isku badaleen wax gaduudan dhulkoo dhana kuhalaabay Fasirka: Caanaha aad lisayso waxaa lagu fasiraa hanti, waxaa laga yaabaa inaad lacag hesho laakin lacagta aad hesho meel xun ayay kaa aadaysaa, waxaa laga yaabaa inay xaaraan […]
Fasirka riyada idaha barida leh

Fasirka riyada idaha barida leh Su’aasha: Xidig daruur waxan kuriyoday idaha barida leh oo badan ii asira plz plz Jawaabta: Fasirka idaha waa wax aad u fiican. waxaa lagu fasiraa hanti badan sidoo kale caruur wanaagsan. sidoo kale beero miro badan leh iyo geedo badan. qofkii arko asoo helay ido wuxuu helayaa sharaf iyo hanti […]
