Riyada daruuraha waawayn iyo adhi fara badan

Su’aasha: ASC WAAD MAHADSANTIHIIN Ilaahay ha idin xafido Waxaan ku riyooday anoo adhi fara badan oo waxaro yaryarina ku jiraan oo cadcad anoo lajooga meel geedo badan oo aad uqurux badan green ah dhirtu oo lkn banbanaan ah Oo daruuro waawayn dhinaca bari iyo galbeedba is xidheen oo cadceeduna hayso daruuraha oo ay aad u […]
Riyada jinn iyo riyo waxaro badan

Su’aasha: ASC CIID MUBARAK WAXAAN KU RIYOODAY ANOO CUNAHA I QABTOO KOR II QAADAY WAX AANAN ARKAYN OON U MALEEYAY JINN DABADEEDNA AANKU AKHRIYAY AYATUL KURSI DABEDEED UU DHULKA I DHIGAY OO UU CARARAY ANA WAANKU FARXAY markii uu cunaha I qabtoo kor ii qaaday waxasi naqaskuu I dhajiyay AMA igu xidhay markaan firfir leeyahayay […]
Riyada gabadh iyo waxaro yaryar

Su’aasha: Asc waad mahadsantihiin marwalba XAJAAKUMULAAH waxaan ku riyooday aniga oo lahadlaaya gabadh aad u qurux badan oo indho waawayn oo timo dheer oo madwleh oo aad u faraxsan oo qoslaysa ayay ila hadlaysay iyadoo dhex fadhida meelahan dumarka lagu qurxiyo arooskoda AMA xaflahadaha markay jiraan anigoo lahadlaya oo albaabka taagan ayaa waxaa soo galay […]
Riyada anagoo adhi meel dhir badan la joogna

Su’aasha: Asc mahadsantihiin Aniga iyo gabadh aan ilmadar nahay oo laba wadan oo kala fog jooga mudana is arag ayaan waxaan ku riyooday anagoo meel kayn ah adhi la joogna hadana afurkii inamo ay iyada walalo yihiin wada afurayna meel baadiye ah oo qurux badan Allah mahadle. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad heli doonto war […]
Anigoo salaad maqrib waysaysanaya meel wada dooga adhi badana joogo

Su’aasha: Asc waadku mahadsantihiin tixgalintiina waxan ku riyooday aniga oo waysaysanaya salaad maqrib meel wada dooga oo adhi badana joogo markan waysadii dhamaystayna aanu salaadii ku tukanayno hool wayn rag iyo dumarba Allah mahadle. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad ka bixi doonto wixii dhib ah ku haystay oo aad gali doonto barwaaqo, sidoo kale inaad […]
Fasiraada riyada bisadaha yaryar, waxaraha yaryar iyo naylaha yaryar

Su’aasha: Asc, Xalay ayaan waxaan ku riyooday, bisado yar yar oo dhalo ah, waxaro yar yar oo dhalo ah, iyo naylo yar yar oo dhalo ah, oo gurigayga jooga waliba qol qolalka guriga ka mid ah. Xaaskayga ayaa ku idhi roog qolka yaalay meesha ka qaad yey ku kaajine waxay tidhi iskadaa waxba ma yeelayaane […]
Riyada waraabka adhiga fasirkeeda

Su’aasha: Habeen ayaan waxaan ku riyooday anigoo adhi waraabinaaya, adhiga waxaan ka waraabinaayey meel ceel ah. Sida habeen kale ayaan iyana waxaan ku riyooday anogoo adhi badan oo aanaan hore u lahayn helnay si kadis ah aniga iyo wiil aanu walaalo nahay, markaan adhigan wuxuu si kadis ah gurigayaga u soo galay goor cadeedu sii […]
