Waxaan arkay nin adeer igu aadan joogo masjid

Su’aasha: Asc , waxaan arkay nin adeer igu aadan joogo masjid xaafad kasoo guuray agtiisa waana salaamay, asagana madegana xaafadda , maxay noqoney ? Jawaabta: Riyada adeerka guud ahaan way fiican tahay, waxay tilmaamaysaa inaad heli doonto garab iyo qof ku caawiya oo aad kala tashato wixii dhib ah ku haysta, adeerka wuxuu taagan yahay […]
Gabar ku riyootay ciddeeda oo dhan cunto karinayso

Su’aasha: Asc wll waxn ku riyodey familga dhamnti karinya cunto waxn arkayey adeerky Dhari weyn kuwan lagu kariyo marka geerida dhacdo ama arooskuba dusuuud waweyn. baris aya ku karayry hilib ka buuxo qar waxay jarjarayen khudarti sugada lagu sameyn laha kadib wan u imi waxn furey albabka gurigayga mahadsanidin. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa guur barwaaqo […]
Waxan ku riyooday anigo hortagan meel u dhisan si qurxoon

Su’aasha: Asc wll allaha ku barakeyo Waxan ku riyooday anigo hortagan meel u dhisan si qurxoon albabka aya u furan ubaxyo aya ku beeran darbiga waa dhir safan gaari aya dhaxda uga jiro dhirta waxan leyahay hab casri aye u dhisantahe markasan firiyay darbiga bananka waxa ku qoran “love” waba in lugu sharxay ereyga love […]
Riyada adeerkay caano iyo lacag

Su’aasha: Asc waad mahadsan tihiin guud ahan webka daruur Allah macak waxaan ku riyooday anoo adeerkayga kaliya een leeyahay kuwii kale way dhintene siinaya caano iyo lacag dhan $50 dollar isaguna uu aad ugu faraxay caanihiina wuucabayay isagoo aad u faraxsan Allah mahadle. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa bishaaro fiican, sidoo kale inaad gaari doonto danta […]
