Riyo anoo dilaya mas sariirta hoosteeda ku dhuumanaya

Riyo anoo dilaya mas sariirta hoosteeda ku dhuumanaya

Riyo anoo dilaya mas sariirta hoosteeda ku dhuumanaya Su’aasha: Asc waxaan ku riyoodey mas sariirta hoosteda alwaaxa ku dhuumanaya in aan dilo baan rabaa qof baa i leh iskadaa ana waxaan leyahay dayn mayo wuu soo baxaya oo qof cuni karaa. Jawaabta: Cadowgaaga ayaad heli doontaa wuu kuu gacangali doonaa waadna ka guulaysanaysaa, maska saan […]

Riyada mas oo qoorta laga jarayo

Riyada mas oo qoorta laga jarayo

Su’aasha: Asc waxaan arkay anoo socdo nin aqaano iga soo hor baxay asagoo ileh ma dili karaa mas ? Waxaan ku dhahay haa, wax badan dilay , waan soconay isla markii waxaan arkay maskii sigayo ninka lugtiisa waxaan ku dhahay iska jir lugtaada agteeda fiiri , wax yar kadib waxaan arkay nin ku jaray maska […]

Waxaan ku riyooday qolkeyga oo mas kasoo baxayo iyo qof jirkiisa mas ku jiro

Waxaan ku riyooday qolkeyga oo mas kasoo baxayo iyo qof jirkiisa mas ku jiro

Su’aasha: Asc wll waan idin salamay salaan kadib Waxaan rabaa in li fisro riyadaan Waxaan ku riyooday qolkeyga joodarigeyga oo walalkeyga iga ween oo mas kaso bixii waxayna ehed habeen balaanka ayuuna ubaxshay wuxuuna ku dilay saxankii raashinka lagu cunaayi ? Habenkii ka horesana waxan ku riyooday ani io dad kale o mel banan jogto […]

Waxan ku riyooday mas oo meel galay oon gubay

Waxan ku riyooday mas oo meel galay oon gubay

Su’aasha: Asc wll waxaan ku riyoodaa masas inta badan waan layaa lkn markasta midbaa iga fakada xalay waxan ku riyooday mas oo meel yar bir dhulka ku jirta galay oo madahaxa kasoo dheedinaya birta afka waxà uga xidhnaa caagadaha cabitanaka ee caaga ka samaysan oo labadag dhinac ka jaran markaa gaas baan ku shubay dabna […]

Gabar aan gursan ayaa waxay ku riyootaa masas ku hareeraysan

Gabar aan gursan ayaa waxay ku riyootaa masas ku hareeraysan

Su’aasha: Asc hahda daruuro Gabar aan gursan ayaa waxay ku riyootaa masas ku hareeraysan oy cabsi dareemayso wayna ku soo noq noqotaa maxaa lagu fasiri karaaa vwll Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa gabadha inay leedahay cadow badan oo dhinac walaba ka jooga marka riyada waa digniin ha iska ilaaliso dadka cadowga ah oo astaamo gaar ka […]

Waxan ku riyoodey haben ano lugeynaya aan mas dilay

Waxan ku riyoodey haben ano lugeynaya aan mas dilay

Su’aasha: asc wll waxan ku riyoodey haben ano lugeynaya waxan jiidhi gadhey mas aan aad u weyneyn kadib si xoogleh intan u qabtey ban afka dhulka ula dhacay wan diley inta anu iqaninin isla riyads marki labad iyo sadexd wey iguso noqtey. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad ka adkaan doonto qof cadow qarsoon ah, laakin […]

Riyada anigoo masas badan oo huruud ah igu soo yaaceen

Riyada anigoo masas badan oo huruud ah igu soo yaaceen

Su’aasha: Asc mahadsantihiin waxan ku riyooday aniga oo meel banana oo geedo yar oo qalalan ku yaaliin oo ciida anoo jooga ay igusoo yaaceen masas badan oo huruuda markay inyar iisoo jiraan oo ay isoo gaadheen ayuun buu dhinacayga midig mas wayn oo huruudihi kasoo baxoo wuuwada Cunay dhamaan masaskii oo qaarna waxaan arkay iyagoo […]