Riyada maska madow dhulka kasoo baxo

Riyada maska madow dhulka kasoo baxo Su’aasha: maska madaw ee waliba dhulka hoostiisa kaagag soo baxa ciidna aad iskaga reebto. Jawaabta: Riyada inkastoo aysan faahfaahsanayn waxaa lagu fasiraa maska madow oo dhulka hoostiis kaaga soo baxayo cadow kuu dhow oo aan meel dheer kaaga imaanaynin cadowgaas ma dareemi kartid waxa uu kugu samayn rabo, wuxuu […]
Riyada qol dhiiqo mas ku jiro

Su’aasha: Waxaan kale on Ku riyooday anigo qol galaxy qolkaaso hoostiisa Ku dulduleshay oo alwaaxo Ka dhex qaday hoostiisa waxay ahayd dhiiqo mas watn ayaan Ku arkay kadibna waxaan arkay anigo ordaya oo aan arkaayo masas badan oo dhulka fidad Ka samaytay marina anigo dhinac uga boodaayo. Jawaabta: Riyadan waxay tilmaamaysaa cadow inuu jiro oo […]
Masas iyo caaracaaro riyo marka lagu arko

Su’aasha: Riyadaan ugu dambeysa xalay ayaan Ku riyooday oo ah anigoo masas garacaya ilaa aan dabada dambe ul uga gooyay iyo waxaan arkay caaracaaro anigo xaqin ku qabanayay inan dilayo camal iyo kuwo darbiga si fulayay aan ku qabanayay xaqinka broomka # sxb rali noqo riyoyinka waan qoraa markay xogq garana waan kuso gudbiya hal […]
Fasirka riyada masas afka lagasoo bixinayo

Su’aasha: Asc waxaan ku riyooday aniga oo afkayga ka soo jiifay marba mid shan masas oo kii ugu dambeeyay aad ayuu u waynaa inuu igu kala hadho ayuu rabay lakiin waxaan ku guulaystay inaan soo jiido waana soo dhacay dhamaantoodna markay soo dhacaan way dhinteen oo meel kaliya ayaan is wada dul saaray waxanay ahayeen […]
Fasirka riyada hooyadaada oo gabar dhalayso

Fasirka riyada hooyadaada oo gabar dhalayso Riyada: Waxaan ku riyoday hoyadey o dhashay gabar qurux badan gabadhi ayan xambaaray waxan jeclaystay inay noqoto gabar anigu dhalay, kadib hooyadaydawaxay iga dalmabay bac anan iska tuuro oo wax ugu jiray lakin aniga waxan furay bacdii waxan ku dhex arkay abeeso weyn oo jarjaran oo qeybo ah ur […]
Abeesada maxaa lagu fasiraa haddaan ku riyoodo

Abeesada maxaa lagu fasiraa haddaan ku riyoodo Riyada: Shiqoow waxaan ku riyooday bahal aan wali arag waxaana la i dhahaa waa abeeso ayado tartiib usoo socoto wadadi ee ku socotay ka leexanaa kadib way ceyli ne labo hijaab watay hal naag ayaan siinaaa midna anigaa xeran waxaa dhacay daqiiqado kadib in abeesadi ee hijaabja iga […]
Riyada masas guriga ku jiro maxaa lagu fasiraa

Riyada masas guriga ku jiro maxaa lagu fasiraa Su’aasha: Waxaan ku riyooday anoo dhex taagan guri ay ka buuxaan masas waaweyn iyo kuwo yaryar, masaska waaweyn guriga gudihiisa oo kore bay ka soo laalaadaan kuwa yaryar guriga bay meel kaste daadsan yihiin waxayna intooda badan isku dayayaan inay i cunaan ama i qaniinaan. Jawaabta: Riyada […]
