Riyada anoo ciyaarsiinaya wiilkayga yar

Riyada anoo ciyaarsiinaya wiilkayga yar

Su’aasha: ALLAH MAHADLEH ASC WAAD KU MAHADSAN TIHIIN WAQTIGIINA QAALIGA AH EED NA SIISEEN ALLAH MACAK WAXAAN KU RIYOODAY ANOO WIIL YAR OO AAN DHALAY OO WIIG JIRA SARIIRTA KU CIYAARSIINAYA WAANU BOOD BOODAYAY ISAGOO CIYARAYS ISAGOO AAD U QOSLAAYA OO AANU WADA FARAXSANAHAY ALLAH MAHADLEH Jawaabta: Waa riyo tilmaamaysaa nolol raaxo iyo farxad leh, […]

Riyada war adiga kugu saabsan oo aad ka maqlayso TVGA

Riyada war adiga kugu saabsan oo aad ka maqlayso TVGA

Riyada war adiga kugu saabsan oo aad ka maqlayso TVGA Riyada: ALLAH MAHADLEH ASC WAAD KU MAHADSAN TIHIIN WAQTIGIINA QAALIGA AH EED NA SIISEEN ALLAH MACAK WAXAN AHAY DHAKHTAR WAXAAN KU RIYOODAY DAAWOOYINKA AAN SAMEEYO OO WADANKOO DHAN GAADHAY AAN JOOGO OO WAXTARKEEDA AAD LOOGU FARXAY NOQDAYNA DAWOYIN CAAFIMAD ILAAHAY GALIAY IYADOO WARBAAHINTA AAD LOOGA […]

Riyada maalin ciid ah maxay tahay

Riyada maalin ciid ah maxay tahay

Su’aasha: Asc daruur waxan 3 habeen oo isku xigto ku riyonaye ayado aan mel farxad ah oo ciid ah joogo Jawaabta: Riyada waa bishaaro iyo khayr iyo mustaqbal fiican oo farxad leh adiga ku sugayo, inshaa Allaah waxaa kuu hirgalaya waxyaalaha aad rajaynayso inaad hesho, waliba sedex jeer riyada ay kugu soo noqnoqotay taas waxay […]

Waxan ku riyooday aniga oo aad u faraxsan gabadhna gacanta haysta

Waxan ku riyooday aniga oo aad u faraxsan gabadhna gacanta haysta

Su’aasha: Waxan ahay nin doob ah. Waxan ku riyooday aniga oo aad u faraxsan gabadhna gacanta haysta oo sii gelaya meel iftiin iyo nuur badan ka soo baxayo. Fadlan ii turuma. Allah ha idin waafajiyee. Jawaabta: Waxaad heli doontaa nolol raaxo badan waadna guursan doontaa, riyada waa riyo khayr iyo bishaaro ah.

Riyada wax guul aad ka keenayso maxay noqon

Riyada wax guul aad ka keenayso maxay noqon

Su’aasha: Wll riyo guusha aan ka keenay maxay noqon kartaa dad iga soo horjeedaan miyaa ka guulaysan doonaa. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa dhab ahaan guusha ku sugayso haddii aad arrin faraha kula jirto waxbarasho ama shaqo ama ganacsi ama wax kale guul ayaad ka gaaraysaa inshaa Allaah, farxad ayaad heli doontaa, riyada wax guul laga […]