Saabriin Xasan oo tartan quraan ku heshay gaari 40 kun doolar ah

Saabriin Xasan oo tartan quraan ku heshay gaari 40 kun doolar ah

Saabriin Xasan waa gabar soomaaliyeed oo jirta labo iyo toban sano, waxay ku guulaysatay musaabaqada ama tartanka quraanka kaarimka dhammaantiisa, sodonka juz waxaa abaalmarin loo siiyay gaari Toyota ah oo qiimihiisa uu yahay 40 kun doolar. Quraanka kariimka qofka marka uu ku dadaalo Ilaahay karaamo ayuu siiyaa adduun iyo aakhiraba. Gabadhan yar waalidkeeda si fiican […]

Hadaan Qur’aanka dhageysto ilmadeydu wey soo hoortaa

Hadaan Qur'aanka dhageysto ilmadeydu wey soo hoortaa

Su’aasha: Qofka ku qushuuca Qur’aanka kariimka ee ilmeeya qofkaas oo kale diinteenu maxay ka qabtaa? Jawaabta: Qofka quraanka ku khushuucaya waa qof iimaan leh, qofka muslinka imaanka leh markuu maqlo aayadaha Alle cabsi ayuu dareemayaa wuuna ooynayaa aayado badan ayaa tilmaamay oo ku sugan quraanka kariimka:   (إِنَّمَا الْمُؤْمِنُونَ الَّذِينَ إِذَا ذُكِرَ اللَّهُ وَجِلَتْ قُلُوبُهُمْ […]

Suuratu Yaasiin waxtarka ay leedahay marka al akhristo

Suuratu Yaasiin waxtarka ay leedahay marka al akhristo

Suuratu Yaasiin waxtarka ay leedahay marka al akhristo Suurada Yaasiin waa suurad maki ah waxay ka hadashaa waxyaalaha ay ka hadlaan suuradaha Maka kusoo degay, qofka akhrista yaasiin wax badan ayuu ka faa’ideysanaa, culimada qaar tajribo waxay ku ogaadeen in suuradda yaasiin ay faa’idooyinkan leedahay: Qofka qalbigiisa waxay ka saartaa cabsida iyo walwalka Ilmaha yaryar […]

Beesha ugu xifdin badan Quraanka kariimka

Beesha ugu xifdin badan Quraanka kariimka

Soomaalida waa dad lawada og yahay inay Quraanka si fiican u bartaan marka loo eego dunida muslinka. Quraanka loox baa lagu dhigaa markaas ayaa laga xifdiyaa, dugsiyo badan ayaana sidaas sameeya. laakin marka aan fiirino beelaha soomaalida ugu akhriska badan Quraanka waxaa la dhihi karaa qabiilka Raxweyn guud  ahaan sidoo kale beesha Abgaal waxayna ku […]

Haweeney caddaan ah oo Quraanka la dhacday

Haweeney caddaan ah oo Quraanka la dhacday

Islaamka oo maanta dad badan ay raadinayaan, markastoo weerar lagu qaado waxaa soo galaya diinta islaamka dad badan,  9/11/ marka maraykanka ay dhacday waxaa soo islaamay dad badan oo aan ogeyn inay jirto diinta islaamka. weerarada dambe ee labada masjid dalka New Zealand waxay keeneen dad badan inay diinta islaamka soo raadiyaan.   Haweeney caddaan […]

Barlamaanka New Zealand oo Quraanka Kariimka ku furfurtay

Barlamaanka New Zealand oo Quraanka Kariimka ku furfurtay

Weerarkii foosha xumaa markuu dhacay ayaa waxaa dhacday in gaalo badan ay muslinka tageeraan. dad badan iyaga ka mid ah ayaa arrinkaas ka xumaaday waxayna ahayd dhacdo aad u weyn. weerarkaas kaddib waxyaalo badan ayaa dhacay waxaa ka mid ah in baarlamaanka lagu furo aayadaha quraanka kariimka. taasna waligeeda maysan dhicin. imaam kasoo jeeda dalka […]