Spain oo yaanyo la’aan ka dhacday eeg sababta

Spain oo yaanyo la'aan ka dhacday eeg sababta

Spain oo yaanyo la’aan ka dhacday eeg sababta Feestada yaanyada laysku tuurtuuro oo loo yaqaano afka spanishuka “La Tomatina” waxaa la qabtaa sanad walba arbacada ugu dambeysa bisha siddeedaad agoosto, waxaa laysku tuurtuurayaa 100 tan oo yaanyo ah. feestadaas waxay ka dhacaysaa tuulo la dhaho Buñol oo raacsan gobolka Valencia ee dalka Spain. Yaanyada waxaa […]

Waxtarka furutiska xagga caafimaadka qofka

Waxtarka furutiska xagga caafimaadka qofka

Waxtarka furutiska xagga caafimaadka qofka Furuudka aad buu ugu fiican yahay caafimaadka. wuxuu socodsiiyaa caloosha marka qofka cunayo lagama yaabo inuu noqdo qof calooshiisu ay fadhiso. Teeda kale jirrooyinka badankooda waxay ka yimaadaan marka ay caloosha fariisato. haddaad rabto cunto caafimaad leh waxaa lagaa rabaa inaad badsato cunidda furuudka. Dadka soomaaliyeed dhaqankooda marka la eego […]

Faa’idada laga helo Babaayga xagga caafimaadka

Waxtarka laga heli karo babaayga

Faa’idada laga helo Babaayga xagga caafimaadka Geedka babaayga waxaa la dhahaa afka carabiga  الباباز  ama الببايا ama الببو ama العمب ama العمبرود  ama فاكهة الملائكة Afka ingiriiska English waxaa la dhahaa:  Carica papaya. Geedka babaayga wuxuu wataa Vitamin A wuxuu u roon yahay jirka iyo maqaarka iyo  timaha. qofka babaayga aad u cuna dhaqsi uma […]

Qaraha jirka muxuu u taraa xagga caafimaadka

Qaraha jirka muxuu u taraa xagga caafimaadka

Qaraha jirka muxuu u taraa xagga caafimaadka Qaraha wax badan ayuu jirka u taraa waxaa ka mid ah Qaraha jirka muxuu u taraa xagga caafimaadka 1- Kelliyaha ayuu ka ilaaliyaa dhagxaanta yaryar ka samaysma sidoo kale kaadida ayuu socodsiiyaa. 2- wuxuu ka hortagaa cudurka Kansarka iyo jirrooyinka wadnaha waayo waxaa ku jirto maaddo lagu magacaabo […]

Ansalaatada maxay tartaa xog muhiim ah

Ansalaatada maxay tartaa xog muhiim ah

Ansalaatada maxay tartaa xog muhiim ah Ansalaatada oo loo yaqaano afka English: Lettuce (Lactuca sativa) waxyaalo badan ayay u tartaa dadka cuna waxaa ka mid ah: 1- wadnaha ayay u roon tahay iyo xididyada dhiigga mara, maxaa yeelay waxay wadataa vitamin G iyo Vitamin Aز sidoo kale dhiigga ayay ka sifeysaa dufinta cad oo soo […]