Sida ay diinta amartay oo qoyska lagula dhaqmo

Sida ay diinta amartay oo qoyska lagula dhaqmo

Sida ay diinta amartay oo qoyska lagula dhaqmo Diinta islaamka waa diin ku dadaashay dhismaha qoyska iyo ilaalinta guriga, qaabab badan ayay u ilaalisay familka iyo xaaska iyo ubadka, maanta qofka marka uu ku dadaalo diinta waxa ay fartay wuu liibaanayaa. Wanaaga laga helo biilka qoyskaaga iyo qaraabadaada lama soo koobi karo nusuus ayaa kusoo […]

Sawirka ugu xushmadda badan Soomaali sanadka 1440-ka

blank

Sawirka ugu xushmadda badan Soomaali sanadka 1440-ka Sawirkan caadi ma aha waa sawir aad u qiime badan. ninkan wuxuu ku mutaysanayaa sawirkan amaan ballaaran. sidan ayaa laga rabaa qoys kaste soomaaliyeed inay ahaadaan. soomaalida waa dad Ilaahay ku mannaystay diinta islaamka. waana dadka ugu xijaabka fiican dunida muslinka aan maanta joogno. dawlado badan carab ah […]

Qoys oo Ingiriis u dhashay oo Ilaahay soo hanuuniyay

Qoys oo Ingiriis u dhashay oo Ilaahay soo hanuuniyay

Qoyskan oo ah dad u dhashay dalka ingiriiska, waxay soo galeen diinta islaamka, islaamka oo ah diinta xaqa oo diimaha hore lagu khatimay, qofka Ilaahay hanuuniya ayaa soo galaya. waxaa murugo leh dadkii diinta ku dhashay oo qaar maanta gaal noqday. waxaad fahmaysaa hanuunka in Ilaahay uu hayo qofka uu rabo ayuu hanuuniyaa. waxaa aad […]

Jacaylka aan waarin calaamadaha uu leeyahay

Astaamaha lagu garto jacaylka aan waarin

Jacaylka aan waarin calaamadaha uu leeyahay Jacaylka 20 jirka iyo guurka degdegga Qofka markuu yar yahay oo wali uusan qaadan mas’uuliyad ma fahmo dhabta, dhalinyarada ka yar labaatanka waxay u malaynayaan jacaylka inuu yahay hadal. gabar haddii ay dhahdo wiilka 20ka jira : waan ku jeclahay aboowe isagoo dhan adduunka ayaa la wareegsanayo, wuxuu u […]