Aayadaha quraanka farsamada gacanta tilmaamay

Aayadaha quraanka farsamada gacanta tilmaamay

Qofka marka uu shaqeysanayo sharaf ayuu ku leeyahay dunida, qofka shaxaadka ku nool wax qiime uu dadka agtooda ku leeyahay lama arko, sidaa awgeed islaamka meel weyn ayuu dhigay shaqada, qofka muslinka waxaa laga rabaa inuu noqdo qof shaqaysanayo oo aan shaxaad dadka weyddiisanayn. Diinta islaamka waxay ku boorrisay shaqada iyo waxsoosaarka, quraanka wuxuu tilmaamay […]

Sariiraha dabaqa yay ku habboon yihiin

Sariir dabaq ah

Sariiraha dabaqa yay ku habboon yihiin Sariiraha dabaqa ee caruurta waxay ku habboon yihiin qoyska ku nool guri ciriiri. haddii aad ku nooshahay guri yar caruurtaada waxaad u dhigi kartaa sariiraha dabaqa. laakin haddaad ku nooshahay guuri waasac ah waxaa fiican inaadan adeegsanin sariiraha dabaqa. sariiraha dabaqa waxaa la adeegsadaa marka ay daruuro kuu geyso. […]

WAYDIIYA MIYAYSAN AHYN DADKII ISLAAMKU SAAN ULA DHAQMI JIRAY?

WAYDIIYA MIYAYSAN AHYN DADKII ISLAAMKU SAAN ULA DHAQMI JIRAY

Wada noolaansho nabdoon waxay lagama maarmaan u tahay aadanaha xili walba iyo meelkastaba DUNIDAAN AAN MAANTA KU NOOLNAHAYNA MA AHA MIDII UGU HORAYSAY EE AY KUWADA NOOLAADAAN MUSLIM IYO GAAL MAGACUU DOONO HA SHEEGTEE MIDIGTA FOG AMA BIDIXDA FOG WALIGEED WAA LAWADA NOOLAA KA SOO BILAAW XILIGII UU UUMAY AADANAHA EE BAHEEN XILIGII SUUBANAHEENA MUXAMAD […]