Will Connolly Wiilka Ukunta oo loo aruuriyay 30.000 dollar

Wiilkii ku dhuftay ukunta ninka cunsuriga oo taageero weyn ka helay adduunka. wiilka oo da’diisu tahay 17 oo lagu magacaabo Will Connolly, wiilka oo kasoo horjeestay nin hadal xun ku hadlayay oo muslimiinta lid ku ah. Will Connolly oo lacag loo aruuriyay oo gaaraysa 30.000 doolar. wuxuu sheegay wiilka ukunta “egg boy” siduu ku caan […]
Sawirada dadka ku shahiiday New Zealand

Weerarka foosha xun ee lagu laayay Muslimiinta iyagoo masjidkooda ku tukanaya, wuxuu ahaa argagixis daran, aan la illaawi karin. dad badan ayaa ku shahiiday oo kasoo jeeda dalal badan muslin ah. Ilaahayhow muslinka nabadgali mee kastoo ay joogaan. sawiradan waa sawirada dadka ku dhintay weerarka maalinta Jimcaha ka dhacay dalka New Zealand. dadka waxay iskugu […]
Wiilka qaabka uu ugu ukunta nin Islaamika caayay Video

Ninkan oo islaamka meel uga dhacay. marka muslimiinta lagu laayay New Zealand. wuxuu yiri islaamka ayaa sabab u ah waxyaalaha ka dhaco dalalka reer galbeedka. isagoo aad u dhaliilay qabilitaanka dadka msulinka ah. islmarkii wiil yar ayaa ukun madaxa kaga dhuftay. wiilka ayuu isagana gaaracay. daawo muuqaalka: Wilkan oo iska dhigay […]
Aayadaha dhiigga gaaray maxay ka hadlayaan

Aayadaha dhiigga gaaray maxay ka hadlayaan Xasuuqii ka dhacay masaajidda New Zealand oo uu fuliyay gaalkii xumaa wali baraha bulshada socda. kaasoo ah mid aan la illaawi karin. Nin ka mid ah dadka lagu dilay masjidka isagoo quraanka akhrinaya ayaa kitaabka qoraanka dhiigiisa gaaray. bogga midig aaydaha ku qoran waxay ka hadlayaan yahuudda iyo kirishtaanka […]
Nin Caddaan oo Muslimiinta la saftay

Dad badan caddaan ah oo aan muslin ahayn ayaa ka xanaaqay falka foosha xumaa u sameeyay gaalkii caddaa. nin u dhashay dalka Ingiriiska ayaa wuxuu la istaagay tabeele lagu qoray “My friends, I will guard the door during your prayers.” ” Saaxiibayaal waxaan ilaan doonaa albaabka marka aad salaadda ku jirtaan” Gaal kasta moodo marka […]
Nin aan salaaddiisa ka bixin marka lasoo weeraray masjidka

Sawirkan wuxuu aad uga yaabiyay dad badan ninkan oo aan cararin salaadda ayuu ku jiray marka uu soo galay gaalkii xumaa masjidka iasgoo soo dilay dad bada. camerada ayaa waxay sawirtay nin salaad sunno ku jiro aan u jixin jixn gaalkan foosha xun. iimaanka ninkan ayaa ka xoog badnaa gaalkan aadka u liitan. Ilaahay waxaan […]
Dadka ku shahiiday labada masjid dalalka ay kasoo jeedaan

Dadka ku shahiiday labada masjid dalalka ay kasoo jeedaan Dadka lagu dilay labada masjid ee New Zealand waxay kala ahaayeen. 19 Palestine 5 Tunisian 5 Bangladesh 4 Moroccan 3 Yemen 3 Somalia 2 Iraqi 2 Jordan 1 Syrian 1 Iranian 1 Afghanistan 3 qof ilaa hadda lama ogaanin meesha ay kasoo jeedaan, dadka waxay ku […]
