Mustafa oo ka qaybgalay aaska Aabbihiisa iyo walaalkiisa

Saciid Mustafa oo 13 jir wuxuu ku dhaawacmaday weerarka masjidka New Zealand wuu diiday inuu isbitaalka joogo wuxuu dalbaday in la geeyo najaasadda walaalkiisa iyo aabbihiisa siduu ugu qaybgali lahaa aaskooda, walaalkiisa Xamsa Saciid 15 jir iyo Abbhiisa 44 jir oo ku geeriyooday weerarka New Zealand. Familkiisa waxay New Zealand joogeen hal sano kaliya […]
Kooxo usoo bandhigay muslimiinta New Zealand taageero

Kooxo usoo bandhigay muslimiinta New Zealand taageero Kooxo kasoo jeeda dhaladka New Zealand iyo Australia ayaa ballan qaaday inay muslimiinta garab istaagayaan. waxay sheegeen in salaadda jimcaha ay masaajidda New Zealand ay ilaalinayaan, waxaa ka mid ah kooxda Mongrel Mob oo sheegay inay ilaalinayaan masjidka jaamaca ee Hamilton. sidoo kale kooxda King Cobra gang iyagana […]
Booliska New Zealand oo Islaamka loogu sharxayo masjidka

Weeraradii foosha xumaa ayaa waxyaalo badan keenay. Booliska dalka New Zealand oo masjidka weeraradu ka dhaceen cashar diini loogu sharxayo. waxaa la sheegay dad badan inay diinta soo galeen, dadka u dhashay dalka New Zealand oo aad ugu soo qolqolaya. sidoo kale waxaa la dhahay masaajidda waxaa ka dhamaaday kutubta iyo cajalada islaamka lagu […]
Haweeney caddaan ah oo Quraanka la dhacday

Islaamka oo maanta dad badan ay raadinayaan, markastoo weerar lagu qaado waxaa soo galaya diinta islaamka dad badan, 9/11/ marka maraykanka ay dhacday waxaa soo islaamay dad badan oo aan ogeyn inay jirto diinta islaamka. weerarada dambe ee labada masjid dalka New Zealand waxay keeneen dad badan inay diinta islaamka soo raadiyaan. Haweeney caddaan […]
Ardayda Jaamacadda New Zealand sidey aadaanka u dhegeysteen

Weerarka ka dhacay New Zealand oo muslimiinta dhibaato weyn loogu geystay ayaa waxyaalo badan soo raacay. waxaa ka mid ah intaas qof inay maqlaan aadanka muslimiinta. taas oo keenaysa dad badan inay Islaamka iweydiiyaan taasna waxay keenaysaa inay dad badan diinta islaamka soo galaan. gaalkii xumaa oo geystay dilka foosha xumaa ayaa wuxuu sameeyay wax […]
Barlamaanka New Zealand oo Quraanka Kariimka ku furfurtay

Weerarkii foosha xumaa markuu dhacay ayaa waxaa dhacday in gaalo badan ay muslinka tageeraan. dad badan iyaga ka mid ah ayaa arrinkaas ka xumaaday waxayna ahayd dhacdo aad u weyn. weerarkaas kaddib waxyaalo badan ayaa dhacay waxaa ka mid ah in baarlamaanka lagu furo aayadaha quraanka kariimka. taasna waligeeda maysan dhicin. imaam kasoo jeeda dalka […]
PM-ka Canada Justin Trudeau oo Masjid ka khudbeeyay

Raisulwasaaraha Canada Justin Trudeau ayaa wuxuu booqday masjidka SNMC mosque ee ku yaalla magaalada Ottawa ee dalka Canada. Muslimiinta si fiican ayay suoo dhoweeyeen, wuxuu uga tacsiyeeyay muslinka dhibka loogu geystay dalka New Zealand. wuxuu sheegay Canada inay muslimiinta qayb ka mid ah ay yihiin bulshada. sidoo kale inay kaalin ka qaadanayaan dhismaha Canada. daawo […]
