Canbaarta waxa keeno iyo daawada lagu daaweeyo

Canbaarta waxa keeno iyo daawada lagu daaweeyo

Canbaarta waxa keeno iyo daawada lagu daaweeyo Su’aasha: Asc bahda daruur dhaman tiin salan kadib Hadan ugudbo su,ashayda waxan malmahan danbe isku arkay canbarta bahasha layirah magackale uma aqane oo jirka mela badan igaga taala inta aan arkay labada dhinac ee feraha wey iga tala labada lugod sidokale xata xinin yaha 3mel ban ku arka […]

Nabraha yaryar kasoo baxo geedka madixiisa iyo qooraha

Nabraha yaryar kasoo baxo geedka madixiisa iyo qooraha

Nabraha yaryar kasoo baxo geedka madixiisa iyo qooraha Su’aasha: Bahda daruur salab kadib waxaa iiga soo baxay madaxa guska nabto yaryar oo gududan sidoo kale laba xaniinyood maqaarkooda cuncun daran ayan ka dareemaa inaan xoqo ayan rabaa waan ku raxaystaa xoqida wax wasmo ah manan samynin nabrahaas maxaa la dhihi kara?. Jawaabta: Nabraha sababo badan […]

Nabraha dhabarka sababaha keena iyo daaweynta

Nabraha dhabarka sababaha keena iyo daaweynta

Su’aasha: Nabra kuusan aya dabarka iga so baxen 6xabo, af malahan nabraha qanjir ahan waye, maxa i keeni kara, dawada na wa maxey. Jawaabta: Sababao badan ayaa keeni kara nambraha dhabarka kasoo yaaca, waxaa ka mid ah 1- isbadallada hormoonada jirka marka qofka uusoo qaangaarayo. 2- sababo dhaxal ah. 3- jirka oo soo daayo dufin. […]

Nabraha kilkilaha maxaa kuu keeni kara akhri

Nabraha kilkilaha maxaa kuu keeni kara

Nabraha kilkilaha maxaa kuu keeni kara akhri Dadka qaarkiisa waxaa aad u wareeriya fimanka soo yaaca labada taqfash ama kilkilood nabaradaas aad bay u xanuun badan yihiin waxayna ka soo baxan rag iyo dumarba, maxaa keenaya tolow? guud ahaan kilkilaha waa meelu nugul inay nabro kasoo baxaan siiba marka ay timo leeyihiin waayo qofka markuu […]

Dildillaaca bishimaha Chapped lips

Dildillaaca bishimaha Chapped lips

Dadka ku nool dalalka qabowga ah waxay ka sheegtaan dildilaaca bishimaha kaas oo xanuun badan mararka qaarkooda dhiig ayaa ka yimaada, marka hore jirkaaga waa inuu u badnaado vitamiin C kaasna waxaad ka heli kartaa liinta dhanaan iyo yaanyada qudaarta guud ahaan waa inaad isticmaashaa, sidoo kale iska qari dabaysha xoogga badan , sidoo kale […]