Xildhibaanka la dilay Saqar Ibraahim daawo dardaarankiisa

Waxaa ku jiray dadka lagu dilay weerarka magaalada Muqdisho Wasiir ku xigeenkii Wasaarada Shaqada iyo shaqaalaha Saqar Ibraahim , sidoo kale wuxuu ahaa Xildhibaan, Ilaahay ha u naxariisto. Saqar wuxuu wax ka bartay dalka Masar, wuxuu ku biiray siyaayadda soomaaliya. waxaa la sheegay inuu khudbad kajeediyay baarlamaanka 19ka bishan daawo qayb ka mid ahkhudbaddaas.
Ciidanka sababta ay waddooyinka Xamar u xireen

Ciidanka sababta ay waddooyinka Xamar u xireen Warar ayaa waxay sheegayaan ciidanka militariga inay xireen waddooyinka magaalada Muqdisho. waxaa la sheegay dhowr bilodd inaysan qaadanin wax mushaar ah. sawirada ay dad badan goobjoog ah ay soo bandhigeen waa kuwan Tallaabadan ciidanka ay qaadeen waa halis oo ka imaan karta dhibaato weyn
Nin 122 jir soomaali ah oo hooyadiisana ay nooshahay

Nin Soomaaliyeed oo jira 122 sano ayaa wareysi laga qaaday. ninkan oo sheegey taariikhda soomaali iyo taliyaani. sidoo kale wuxuu sheegay waxyaalo badan yaab badan. waxaa ka mid ah hooyadiisa inay nooshahay oo 150 ay gaartay.
Dilaaga qabiilka uu kasoo jeedo Goobjoog

Dilaaga qabiilka uu kasoo jeedo Goobjoog Ninka xaaskiisa dilay oo warbixin laga helay. nin soomaaliyeed oo meesha uu degannaa ku noolaa ayaana aad uga sheekeeyay sidey wax u dhaceen. gabadha la dilay waa la jarjaray, gabadha waxay ahayd majeerteen, nin carab ayaa qabay, ninka soomaaliyeed oo u dhashay raxanweyn, waxayna ahayd gabar aad u shaqaysatay […]
Sheeko gabar bajaaj raacday oo kufsi ku sigatay degmada Boondheere

Gabar reer kaaraan ah oo qurux badan ayaa u badnayd inay maqribada soo aaddo degmada maanaboolyo. Wiilka bajaajka kuwadi jiray oo xaafadda la degganaa ayaa maalin maalmaha ka mid ah uga sheekeeyay wiil kale bajaajle ah. Wuxuu u sheegay gabar qurux badan inay jirto oo uu ka helay. laakin waa gabar adag wax aan laga […]
Xil. Muna Kay oo muuqaal soo duubtay

Waxaa aad loogu faafiyay saadaha lasoo dhaafay video ay soo duubtay Xildhibaanad Muna Kay kaasoo qabsaday baraha bulshada iyadoo ka hadlaysa dhibka loo geystay, muuqaalkan waxay ku weerartay xukuumadda RW Xasan Cali Khayre. Muna Kay oo ah gabar ka timid dalka maraykanka aad ayay u taageeri juirtay Farmaajo iyo Khayre, laakin hadda waxaad moodaa inay […]
Muuqaalka Dabka Suuqa Bakaaraha Caawa

Muuqaalka Dabka Suuqa Bakaaraha Caawa Hadda wax yar kahor ayaa lasoo sheegay in dab weyn ka kacay suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho, ilaa iyo hadda ma cadda khasaaraha ka dhashay dabka , walina dabka waa socdaa, waxaa hadda la rajeynayaa dabdamiska inuu soo gaaro wax yar kaddib muuqaalkan halkan ka daawo
