Shahwada inaan isku celiyo maxaa ka dhalankara

Shahwada inaan isku celiyo maxaa ka dhalankara Su’aasha: Waxaan daawadaa mararka qaar filimaanta qaawan ama sexy video marka aan daawado ka dib waxaan isku dayaa inaan isla muuqaalka aan daawanaayo ku dul siigeysto waliba saliid macsarada ayaan isticmaalaa markay biyaha iga soo dhawaadaana faraha ayaan ka qaadaa oo waan isku celiyaa shahwada. Marka aan galo […]
Biyaha shahwada oo aan dhagdhag lahayn maxaa keena

Su’aasha: Biyaha shahwada ka soo hormaro balse aan dhag dhaga leheen sida kan kacsiga muxuu u dhimaa caafimaadka mise waa dabiici. Walaal waxaan ahay ruux doob ah oo dareen iyo kacsi badan isbuuciiba marna waan siigeystaa markaan bilaabo howsha inta aysan shahwada iga soo bixin ka hor waxaa iga soo daato biyo kaadida cml ah, […]
Corona virus oo shahwada ninka lagu arkay

Corona virus oo shahwada ninka lagu arkay Cilmibaaris goor dhow la maseeyay ayaa lagu ogaaday corona virus inuu ku jiro manida qofka cudurka hayo. taasoo oo keeni karta inuu ku faafi karo dhanka galmada sida cudurka aydhiska oo kale. Baaritaano ayaana lagu ogaaday arrinkan. Sida la og yahay cudurka corona wuxuu joojiyay wixii ka dhici […]
Sidee biyaha loo rajiyaa ama qaabka loo daahiyo

Sidee biyaha loo rajiyaa ama qaabka loo daahiyo Su’aasha: SCW. walaalayaal waxan isku arkay arin iga nixisay xaaska marka an galmo la samaynayo isla marki biyaha way iga soo daatan hal minit xataa ma dhamo marka labaadna maba ii kacayo guska ilaa mudo gaaraysa hal maalin marka ila taliya maxaan sameya sidee biyaha loo raajiyaa […]
Kaadida galmada kaddib uurka miyay reebtaa

Kaadida galmada kaddib uurka miyay reebtaa Su’aasha: Su’aal ayan qabaa iga jawaba, haddii naagta ninkeda u galmodo marka galmada dhamaato ay musqusha kaadi u gasho oy soo kaadiso biyaha ninka kaadidaas dhib miyay u keenaysaa, ilen waxan maqlay kaadida shahwada ninka waxay ka dhigtaa fuunto. Jawaabta: Marka ay galmo dhacdo oo biyaha ninka haweeneyda ku […]
Tobanka biyaha raga tayo u yeelaya oo dabiici ah

Tobanka biyaha raga tayo u yeelaya oo dabiici ah Tobanka biyaha raga tayo u yeelaya, oona dabiici ah sidoo kale dareen kacsi leh siiya raga iyo dumarka, biyaha manida aad u badiya waa kuwan: 1-Toonta Toonta waxay mifd tahay waxyaalaha badiya biyaha ama manida raga, sidoo kale waa daawo u fiican cudurada qaar, toonta waxay […]
Daawada siigada ugu fiican ma ii sheegi kartaan

Daawada siigada ugu fiican ma ii sheegi kartaan Su’aasha: Waxaan ahay wiil hadda soo qangaray haben kaste waan siigaystaa waan iska reebi lahay sideen isaga joojiyaa daawo ma jirtaa sigada lagu reebo karo siiga badan dhib miyay ii keenaysaa sidoo kale waan isku arkay marka labo jeer aan siigaysto biyaha wax dhiig oo kale ayaa […]
