Kaadida galmada kaddib uurka miyay reebtaa

Su’aasha:

Su’aal ayan qabaa iga jawaba, haddii naagta ninkeda u galmodo marka galmada dhamaato ay musqusha kaadi u gasho oy soo kaadiso biyaha ninka kaadidaas dhib miyay u keenaysaa, ilen waxan maqlay kaadida shahwada ninka waxay ka dhigtaa fuunto.

Kaadida galmada kaddib uurka miyay reebtaa
Kaadida galmada kaddib uurka miyay reebtaa

Jawaabta:

Marka ay galmo dhacdo oo biyaha ninka haweeneyda ku shubo, biyaha waxay galayaan gudaha farjiga,

uma dhowa meesha kaadida ka timaado iyo meesha ay biyaha aadaan wax shaqo iskuma laha,

teeda kale haweeneyda marka ay kaadinayso kaadida gudaheeda ma aaddo ee bannaanka ayay usoo faniintaa kaadida.

Sidoo kale haweenyeda hadday farjigeeda soo dhaqdo galmada kaddib dhib uma keenayo arrinkaas biyaha ninka meesha galay.

 

Kacsiga xiliga kaadida gabar iyo wiil maka siman yihiin

When sex occurs and the man pours water into the woman, the water enters the vagina,

it is not close to where the urine comes from and where the water goes,

it has nothing to do with it, on the other hand, when a woman urinates, the urine does not go inside, but flows out to the outside.
Also, if a woman washes her vagina after sex, the water that enters the man’s vagina will not cause any problems.

Leave a Reply