Biyaha ninka haday naagta kasoo daataan uur ma qaadi kartaa

Biyaha ninka haday naagta kasoo daataan uur ma qaadi kartaa Su’aasha: scw dhib ayaa i haysta dhowr sano ayan xaas qabaa naagtayda wali uur ma qaadin markaan u galmoodo biyaha waxyar kadib way soo laabtaan biyaha inay kasoo noqdaan farjiga naagta wax caadi miyaa sidaas haday tahay uur ma qaadi karta. Jawaabta: Soo noqoshada manida […]
Malabka boqorada shinida oo raga dareenkooda xoojiya

Malabka boqorada shinida oo raga dareenkooda xoojiya Su’aasha: scw walal muxuu yahay malabka boqorada shinida muxuu u taraa jikra xaga galmada iyo caafimaadka wuxuu kaga duwan yahay malabka caadiga. Jawaabta: Malabka boqoradda shinnida oo loo yaqaano afka carabiga العسل الملكي ama عسل ملكات النحل afka ingiriiskana la dhaho Royal Jelly waa malab cad oo u […]
Siigadu Miyay Keentaa Ma Dhalaysnimo Toos Ah

Su’aasha: Siigadu Miyay Keentaa Ma Dhalaysnimo Toos Ah Yacnii La Hubo Jawaabta: Siigada dhibaatooyin badan nafsi ayay leedahay oo qofka fikir iyo cabsi u keenaya, laakin dhalmada si toos ah uma reebi karto, laakin waxaa jirta arrin muhim ah, qofka marka uu iska badiyo siigada biyaha ka baxayo ma noqonayaan biyo adag oo tayo leh, […]
Anoon kacsanayn oo kaadinaya ayaa mani iga timid

Su’aasha: SCW ANOO KAADINAYA AYAA BIYO ADAG OO MANI AH SOO RAACAY KADIDA MANA KACSANAYN WAX RAAXANA MA DAREEMIN TAS MAXAA LA DHIHI KARAA MA CUDR BAA? Jawaabta: Mararka qaar qofka marka uu riyoodo oo uu arko asoo naag u galmoonaya ama jirkeeda taabanaya ama hadduu riyo ku arko naag qaawan ama hadduu si kale […]
Saliid seytuunka uurka ma celisaa haddii bahalka la mariyo xiliga galmada

Saliid seytuunka uurka ma celisaa haddii bahalka la mariyo xiliga galmada Su’aasha: scw walalayal hadaan xaaskayga u adeegsado saliid seytuun aan bahalkayga mariyo xiliga glmada saameys ma ku yeelan kartaa uurka. Jawaabta: Saliid seytuunka waa saliid dad badan ay u adeegsadaan galmada siiba marka ay xaasku tahay mid qoyaan aan lahayn, waxaana lagu tiriyaa inay […]
Shahwada ragga sidee loo bacrimiyaa

Shahwada ragga sidee loo bacrimiyaa Su’aasha: Sxbw aanku weydiiye waxaan marwalba aragnaa iyadoo la leeyahay dumarka waxa lagu talaalay shahwada ninka ka dib sidaas bay caruur ku dhashay marka naagta shahwada lagu talaalaayo ma kii ninkeedii baa mise waa shahwo iibsan Oo sida dhiiga cml cusbitaalada loogu iibiyo marka sidee shahwada qof looga bacriminaa iyadoon […]
Waxa igu dhacay shahwadayda yaraatay ama low sperm count

Waxa igu dhacay shahwadayda yaraatay ama low sperm count Su’aasha: A S C, Runti manta su’aashan qabo aad bay muhim i tahay inan jawaab xal inoqda u helo, waxa weeya wxn qaba gabadh xaas i ah mudo 9 sano waxay idhashay wiil 8 jir ah lkn ilma kale imay dhalin marka gabadha xaaskayiga hada kahor […]
