Sawirada ugu yaabka badan baraha bulshada

Sawirada ugu yaabka badan baraha bulshada Sawirada ku faafay baraha bulshada oo dad badan ka yaabiyay oo ku tusaya taleefanka gacanta mobile phone inuu ka mid noqday waxyaalaha ugu muhimsan nolosha dadka maanta ku nool dunida. Sawirka koowaad waa nin qowsaar ah oo ari la socda waxaa dhabarka ugu xiran solar oo uu ku kaarikaysanayo […]
Gabar u dhalatay India oo eey lagu mehriyay

Gabar u dhalatay India oo eey lagu mehriyay India waxay ka mid tahay dalalka ugu yaabka badan dunida. waxaana la dhihi karaa waa dalka ugu khuraafaadka badan sidoo kale sixirka iyo tafaafulka. Waxaa laga helaa dad caabudayo waxyaalo kala duwan oo aan ku soo dhicin caqliga aadanaha. Gabar u dhalatay dalkaas oo loo guuriyay eey […]
Pakistan calan maxay lo’ ugu sawirtay sheeko cajiib ah

Pakistan calan maxay lo’ ugu sawirtay sheeko cajiib ah Waxaa la og yahay India iyo Pakistan inay ku loollamayaan gobolka Kashmiir, india ayaa la sheegay inay amar ku bixisay in iidankooda ay toogtaan meel kaste ay ku arkaan calanka dalka Pakistan, marka Pakistan waxay sameeyeen arrin cajiib ah, calankooda ayay ku sawireen lo’da. waxaa la […]
Gabadhii gorgorka dafay dhacdo dhab ah

Gabadhii gorgorka dafay qiso dhab ah Sanadka markuu ahaa 1932 ayaa gorgor dafay gabar yar oo seddex jir ah. gabadha waxay ku cayaareysay bannaanka markuu qaadayay gorgorka. waxayna ahayd meesha tuulo ka mid ah tuulooyinka magaalo ku taalla dalka Norway. waxaa la sheegay 200 qof oo deganaa magaalada laga dafay gabadha ayaa ka daba baxay […]
Bisad iyo qoolley daawo dagaal dhex maray

Bisad iyo qoolley daawo dagaal dhex maray Dagaalka dhexmaraya qoolleyda iyo bisadda runtii caadi ma aha. waxaad mooddaa qoolleydan inay caadi ahayn sidey geesi u tahay. eeg qaabka ay ula dagaallamayso bisadda. waa arrin la yaab leh. halkan ka daawo muuqaalka.
Rootiga ugu weyn adduunka eeg

Sawirka baraha bulshada ka yaabiyay. Rootiga ugu weyn caalamka halkan ka raga, waa rooti qaab weyn loo dubay oo yaab kaa dhameynayo Rootiga miisaankiisa adiga qiyaas ninkan mooto ayuu ku wadaa. mararka qaaarkooda waxaa loo sameeyaan waxaan oo kale si caalamka dacaayad ahaan loo soo jiito.
Kabo maqaar oo lugaha dadka u eg

Kabo maqaar oo lugaha dadka u eg Maqaar loo sameeyay sida jirka dadka oo kale. waxaa laga sameeyay kabo haddaad aragto waxaad u malaynaysaa lugo run ah. kobahan oo maqaar asli ah laga sameeyay waxay noqon doonaan kuwo moodo ah. Kobaha maqaarka asalka ah waxay ka qaalisan yihiin kobaha laga sameeyay bambiirada ama balaastiga. inta […]
