Video oo Hodan Naleye ay soomaalida u reebtay

Video oo Hodan Naleye ay soomaalida u reebtay Hodan Naleye qoraalka ay kusoo qortay barta Twitter maalinta 11 bishan aan ku jirto. Qaraxa ay ku dhimatayna wuxuu dhacay 12 bishan 7aad 2019 It was an incredible day to witness #Somalia’s beauty on the island of #Ilisi 🐠 #Kismayo #Somalia #MySomalia pic.twitter.com/KRr0AgGgtK — Hodan Nalayeh […]
Hodan Nalaaye yaa ka dambeeyay dilkeeda

Hodan Nalaaye yaa ka dambeeyay dilkeeda Hodan Naalaye waa gabar dibadda ka timid gaar ahaan dalka Canada oo dalkeeda usoo noqtay. qoraalladeeda baraha bulshada marka aad eegto waxaad dareemaysaa inay usoo laabatay dalka iyo dadka. Hodan waa gabar hammi weyn u xambaarsanayd jacaylka dadka soomaaliyeed. marka waxaa laga soo horjeedaa qof kaste oo soomaali ah […]
Hodan Nalaaye taariikh nololeedkeeda sawiro

Hodan Nalaaye taariikh nololeedkeeda sawiro Hodan Nalayeh waa gabar soomaaliyeed, waxay ku dhalatay gobalka Laasacaanood Soomaali sanadka 1976, waxay kusoo barbaartay qoys ka kooban afar wiil iyo toddobo gabdhood. marka ay jirtay 8 sano waxay ahayd 1984 waxay usoo guureen dalk Canada waxayna degeen Edmonton, Alberta intaysan usoo wareegsanin Toronto sanadka 1992. Hodan waxay gashay […]
Ahmed Madoobe oo afur u sameeyay dhalinyarada Kismaayo

Ahmed Madoobe oo afur u sameeyay dhalinyarada Kismaayo Madaxweynaha dowlad goboleed ee Kismaayo Axmed Islaam ayaa waqti la qaatay dhalinyarada ku nool maamulka jubbaland . Ahmed madoobe ayaa wuxuu u sameeyay dhalinyarada afur oo baaxad weyn sawirada ayaad ka fahmi kartaa inay farxad ka muuqato dadka meesha kasoo qaybgalay. Kismaayo oo ka mid ah meelaha […]
Sawirada Axmed Madoobe oo suuqa kalluunka jooga

Sawirada Axmed Madoobe oo suuqa kalluunka jooga Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta booqday suuqa kaluunka ee Magaalada Kismaayo. Madaxweynaha ayaa kaluun markaas laga soo bixiyay bada Oo la Keenay suuqa Kaluunka oo dhinaca ku haya Xeebta Calanleey soo iibsaday isagoo Sidoo kale halkaas xaaladaha ay ku shaqaynayaan ugu kuur galay […]
Dhuxusha waa la dulmiyay – Somali coal is a victim of civil war

Dhuxusha waa la dulmiyay – Somali coal is a victim of civil war Somali coal is a victim of civil war Jubbaland waa qeybta uu madax ka yahay Axmed Madoobe, sida muuqata wuxuu ka mid yahay dadka kasoo horjeeda dowladda dhexe. Amin arts oo hadda si xoog faraha ugu haya maamul goboleedyada ayaa kasoo saaray […]
