Waxaa isku xiran dareenkayga iyo kaadidayda

Waxaa isku xiran dareenkayga iyo kaadidayda Su’aasha: Waxaan ahay gabar 4 bilood reer leh walina uur ma yeelan waxaa I haysta dhib taasoo ah in dareenkayga iyo kaadidu isku xirantahay mar walbo oo dareenkayga kaco kaadi ayaa I qabanaysa aadna ii xanuujinaysa waxaa laga yaabaa inaan dhawr mar soo kaadiyo inta galmadu socoto. Markay dhamaatana […]
Intaan galmada ku jiro hadey kaadi i qabato masoo bixi kartaa

Su’aasha: Walaal waligey galmo ma sameynin mana guursanin nin doob ayaan ahay lkn waxaan is weydiiyaa markaa galmada sameynaayo hadey kaadi i qabato maku shubi karaa kaadideyda qofta aan u galmoonaayo su aashaaas iiga jaawaaba. Jawaabta: Qofka marka uu geedkiisa kacsan yahay maba kaadin karo waxaa is diidaya kaadida iyo kacsiga mana laga yaabo inuu […]
Kacsiga xiliga kaadida gabar iyo wiil maka siman yihiin

Kacsiga xiliga kaadida gabar iyo wiil maka siman yihiin Su’aasha: Ruuxa markii ay kaadi qabato muxuu u kacsadaa rag iyo dumar miyay ka simanyihiin. Jawaabta: mararka qaar qofka marka ay kaadi qabato xubintiisa way taagmaysaa taas waxaa sabab u ah kaadihayska oo buuxo, culayskaas ayaa saameeya xididaha xubinta taranka, dumarka maba qabaan wax taagmo, laakin […]
Dareenka raaxada kaadida waa maxay

Dareenka raaxada kaadida waa maxay Su’aasha: Xubinkayga taranka waxan dareemaa macaansi markaa kaadshayo cun cun markay biyahu iga imaadana kaadida ma xajin karo usobab ah ma la odhan karaa. Jawaabta: Dareenka raaxada la dareemo xliga kaadida inta badan waxaa keenaa qofka oo aan mudo biyo ka bixin oo xubintiisa taranka la gaaxiyay, buuxsanaanta ay buuxdo […]
Dumarka kaadida qabato xiliga raaxada sariirta

Dumarka kaadida qabato xiliga raaxada sariirta Su’aasha: walaalo waxan raba su’al ina inin waydiyo waxn isku arkay kaadi inay i qabanayso xiliga ninkayga aan galmo la samaynayo waxan u malaynayaa inay iga fakanayso marka an musqusha aado ma iga imaanayso manta dhan inaan soo riixo ayaan rabaa , taas waxaan isku arkaa kaliya marka ninka […]
Kaadida maxay u xirantaa xiliga kacsiga

Kaadida maxay u xirantaa xiliga kacsiga Su’aasha: walalayal waxaan la’ahay qof iiga jawaabo su’ashan oo ah marka qofka kacsado kaadida maxay u istaagtaa kaadida iyo manida ma is diisayaan raga iyo dumarka maka siman yihiin taas. Jawaabta: Waa dabiici qofka markuu kacsado inay xiranto kaadida waayo kaadida waxa ay wadato biyaha ninka lid ayay ku […]
