Siigada ma qubays bay waajibisaa

Siigada ma qubays bay waajibisaa

Su’aasha: Suasc dhaman walaalha daruur salan kadib ale haidinka ajar siiyo jawaabihiina nuckasto ay yihiin waxan marar badan arka su,aalaha na ubadan yihiin xaga isticmaalka siigada ale ha iga xifdiyee wxa rabay inan ugu daro dadka su,alaha qaba siigadu qubays ma wajibisa sida galmada iyo riyada ookale si ay ugu faidaystaan qaarbadan sameya falka iyo […]

Soonka qofka qasliga qaba ma ansaxaa

Soonka qofka qasliga qaba ma ansaxaa

Soonka qofka qasliga qaba ma ansaxaa Su’aasha: Qof janaabo qab haduu seexdo asagoo soon xirtay oo malintii la gaaro soonka ma sii wadanayaa haduu subixii ka qubeysto.   Jawaabta: Qofka hadduu isku januubo ama naagtiisa uu u galmoodo sidaas janaabo ku gasho oo seexda wuu soomi karaa wax  dhib ma laha, janaabada habeenkii soonka wax […]

Anoo janaabo qaba hadaan biyo caadi ah ku qubeysto qubeyska ma iga dhacay?

Anoo janaabo qaba hadaan biyo caadi ah ku qubeysto qubeyska ma iga dhacay?

Su’aasha: Asc wallaal saakey ayaan siigeystay waan biyo baxay waxaan ku qubeystay biyo caadi ah hadaan biyo caadi ah oo saabuun iyo shaambo lahayn ku qubeysto ma iga fulaa qubeyskaas. Jawaabta: WCS marka hore iska jooji siigada aad samaynayso, dhib badan ayay leedahay waana wax fool xun, marka labaadna qubayska waajibka ah waa shardi ah […]

Qasli qof qabo ma seexan karaa

Qasli qof qabo ma seexan karaa

Qasli qof qabo ma seexan karaa Su’aasha: Anigo janaaba qaba ayana seexday riyada kahor biyaha ayana siqaldan iga imaday malagu seexan kara janaaba siqaldan kutimaday deembi miya jazakumullahu kheeran. Janaaba ayan qabay halay biyaha siqaldan iga imaday malagu seexan kara janaaba. Jawaabta: Qofka janaabada ku dhacdo wuu seexan karaa laakin waxaa fiican inuu qubaysto maxaayeelay […]

Riyo anoo ku jira ayay biyaha iga baxeen ma cudur baa

Riyo anoo ku jira ayay biyaha iga baxeen ma cudur baa

Su’aasha: Riyo ano ku jira iyay biyihi riyoo igaga yimaden cafmad ahan ma dhib bay igu kenaysa dintuna maxay ka qabtaaa. Jawaabta: Qofka asoo hurdaya inay biyaha ka baxaan riyo iyo rayo la’aanba waa wax dabiici ah, qofka biyahiisa marka ay bataan asoo hurdaya ayay ka baxaan waxaa laga yaabaa inuu arko galmo ama wax […]

Sida janaabada laysaga daahiriyo waqtiga dhaxanta

Maxaa la sameeyaa hadii adigoo janaabo qaba salaad subax kugu timaado dhaxanna ay jirto?

Sida janaabada laysaga daahiriyo waqtiga dhaxanta Su’aasha: Maxaa la sameeyaa hadii adigoo janaabo qaba salaad subax kugu timaado dhaxanna ay jirto? Asc walaal anoo hurdo ayaan riyo ku biyo baxay salaada subaxna waa igu timid maadaama qubeys uu igu waajibaayo hadana waxaa jirta qabow iyo dhaxan daran salaadiina ma tukankaro anoo qubeysan markaas oo kale […]

Sidee looga qubeystaa Janaabada?

Sidee looga qubeystaa Janaabada?

Sidee looga qubeystaa Janaabada? Su’aasha: Asc walaal, waxaan rabaa hadaan riyo ku biyo baxo qubeyska ugu wanaagsan, ee sunnada rasuulkeena aan kaga dayan karo maxay tahay? Mahadsanidiin. Jawaabta: Qaabka sunada waafaqsan waa sidan soo socota: 1- wuxuu la imaanaya niyad. 2- calaacalihiisa ayuu dhaqayaa seddex jeer. 3- Xubintiisa ayuu dhaqayaa wuxuu adeegsanayaa gacantiisa bidixda kaddibna […]